U bood nuxurka

Hiir

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Wakhtiga hiirta aroortii

Hiir (Af Ingiriis: twilight; Af Carabi: شفق) waa wakhtiga maalintii ee ku beegan goorta ay cadceed soo baxays oo mugdigu sii dhamaanayo iftiinkuna wali si fiican u soo bixin, waana waqtiga la tukado Salaada subax.

Guud ahaan, hiirtu waa wakhtiga waagu dilaaco laakiin weli iftiina qoraxdu soo bixin.[1][2] Intaas waxaa dheer, wakhtiga aroortu way kala duwan tahay xilliyada sanadka taasi oo keenta in wakhtiyada qaar sida jiilaalka aroortu soo habsaanto halka wakhtiga gu'ga aroortu horay u timaado.[3][4]


  1. ↑ The Random House College Dictionary, "dawn".
  2. ↑ A note on sunrise, sunset and twilight times Archived Luuliyo 1, 2013 // Wayback Machine from HM Nautical Almanac Office, The United Kingdom Hydrographic Office. Quoting: There is no general agreement on a precise definition of "dawn"; it is sometimes even identified with sunrise itself. If, however, it is interpreted as the time of "first light", dawn corresponds to a depression between 18° and 12° but it is not possible to be more precise'.
  3. ↑ Wiktionary, accessed 25 October 2015,
  4. ↑ name=WK