Subax (Xilli)
Jump to navigation
Jump to search
Subax (Af Ingiriis : morning; Af carabi: صباح) waa wajiga hore ee maalinka, waxay ka bilaabataa marka uu waagu baryo ilaa 10:00 subaxnimo sida soomaalidu u taqaan, Reer galbeedka ayay subaxda u bilaabataa saqda dhexe ee habeenkii waxayna u dhamaataa duhurkii,