Jump to content

Hungariya

Ka Wikipedia
Majaarosaaq
Magyarország  (Af-Hangariyaan)
Calanka Hungary
Calanka
Astaanta ee Hungary
Astaanta
Heesta qaranka: "Himnusz" (Af-Hangariyaan)[1]
"Hymn"
Location of Hungariya (dark green)– in Europe (green & dark grey)– in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Hungariya (dark green)

 in Europe (green & dark grey)
 in the European Union (green)   [Legend]

CaasimaddaBudapest
47°26′N 19°15′E / 47.433°N 19.250°E / 47.433; 19.250
Official language
and national language
Hungarian[2]
Qaybaha qowmiyadaha
(2011)
Diinta
 DadkaHungarian
DawladdaUnitary parliamentary
constitutional republic
 President
Katalin Novák
Viktor Orbán
László Kövér
Sharci-dejintaOrszággyűlés
Foundation
895[6]
4–6 July 907
25 December 1000[7]
24 April 1222
29 August 1526
 Liberation of Buda
2 September 1686
15 March 1848
20 March 1867
4 June 1920
23 October 1989
1 May 2004
1 January 2012
Bedka
 Wadarta
93,030[8] km2 (35,920 sq mi) (108th)
 Biyo (%)
0.74%
Dadka
 Qiyaastii 2017
9,797,561[9] (92nd)
 Cufnaanta
105.3/km2 (272.7/sq mi) (103rd)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2018 
 Wadarta
$306.787 billion[10] (57th)
 Qofkiiba
$31,370[10] (45th)
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2018 
 Wadarta
$163.541 billion[10] (58th)
 Qofkiiba
$16,723[10] (54th)
Qaybsiga (2014)positive decrease 27.9[11]
sinnaan la'aan hoose (16th)
Kobaca (2015)Increase 0.836[12]
aad u sarreeya (43rd)
LacagtaForint (HUF)
SaacaddaUTC+1 (CET)
 Xagaaga (DST)
UTC+2 (CEST)
Qaabka taariikhdayyyy.mm.dd.
Koodhka wicitaanka+36
Koodhka ISO 3166HU
Furaha Internetka.hu
Hungaria

Dalka jamhuuriyada Hungary (hu: Magyarorszag). Dalka Hurgary waxa uu ku yaalaa bariga qaarada yurub wadamada xuduuda la wadaaga ee ay jaarka yihiin waxa kamid ah dalalka Serbia, Romania, Islofaakiya , Ukrain , Austria iyo Croatia. Caasimada dalka jamhuuriyada Hungarya waxa la yidhaa Budapest waxana ay ku taalaa badhtama jamhuuriyada Hungary dadka ku dhana waxa ay gaadhaan 1milyan iyo lix boqol oo ruux. Bedka jamhuuriyada Hungary waxa lagu qiyaasaa 35,919.08 (mayl laba jibaaran) una dhiganta

Partiment d'Àustria-Ongria après lo Tractat de Trianon.

93,030.00, oo (kiiloo mitir laba jibaaran). Qiyaas ahaan baaxada dalka Hungary waxa ay ku dhowday Bedka uu ku fadhiyo gobolka ( Indiana) ee dalka Maraykanka. Dadka ku dhaqan dalka Hungary waxa ay kor u dhaafaan 9milyan iyo sagaal boqol oo ruux, waana tirakoobkii laqaaday sanadkii 2010.

juquraafi ahaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dalka Hungary waxa uu kamid yahay wadamada Yurub ee kujira xaalada hoos u dhaca korodhka dadka waxana la saadaaliyay in dadka reer Hungary ee sanadka 2050 ay hoo ugu dhici doonaan ilaa 7milyan iyo sideed boqol oo ruux, taas oo ka dhigan iyo la waayi doono 2milyan oo kamid ah dada reer Hungary. Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada Maxaliga ah ee Hungarian-ka taas oo ay ku hadlaan dad gaadhaya boqolkiiba 98.2%, wadarta luuqadaha kale ee lagaga hadlo dalka Hungary waxa lagu qiyaasaa ilaa boqolkiiba 1.8%. dadka aqoonta leh ee u dhashay dalka Hungary waxa ay gaadhaan boqolkiiba 99.0% taas oo muujinaysa heerka uu dalka Hungary ka gaadhay aqoonta iyo sida uu ula dagaalamay Jahliga. Diimaha laga haysto dalka Hungary waxa kamid ah diinta

Roman Catholiga oo dadka haysta lagu qadaro ilaa boqolkiiba 67.5%, kamid ah dadka Hugarian-ka ah diinta Calvinistiga waxa iyadna haysta dad lagu qiyaaso boqolkiiba 20%, halka diinta Lutheranka ay ka haystaan boqolkiiba 5%, diinta atheist iyo isku gaynta diimah kale dadka haysta waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 7.5%. ragga ku dhaqan dalka Hungary celceliska cimrigoodu waxa uu gaadhaa ilaa 67-sano halka dumarka uu ka gaadho 76-sano.

Qaabka ay u shaqayso Dawladda dalka Hungary waa nidaamka Baarlamaaniga ah

(Government Type parliamentary democracy) lacagta laga isticmaalo dalka waxa la yidhaa

Forint waxana qoraalkeeda loo soo gaabiyaa (Ft).

Warshadaha dalka Hungary waxa lagu farsameeyaa qalabka dhismaha, dunta, kiimikooyinka, Cunto diyaarinta, iyo baabuurta. Sidoo kale warshaha dalka Hurgarya waxa ay badhkood ka shaqeeyaan macdanaysiga. Beeraha dalkana waxa laba beera dalagyo ay kamid yihiin Qabidiga/Sareenka, Galayda, Baradhada, Sonkorta iyo Ubaxa. Dhina xoolahana waxa lagu dhaqdaa dalka Lo’da oo hab caaneed loo isticmaalo iyo Digaaga dhulka la adeegsado ee dalka waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 51% khayraadka dabiiciga ah ee dalka Hungary waxa kamid ah dhuxul dhagaxda, Gaaska dabiiciga ah, Carada beeraha ku wanaagsan ee fur furan nafaqadana leh (fertile soils) iyo bauxite.



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania  Andorra  Armania  Aserbiijaan  Awstriya  Belarus  Beljim  Boland  Midowga Boqortooyada  Bortuqaal  Bosniya  Bulgaria  Denmark  Estoniya  Faatikan  Faransiiska  Finland  Giriig  Holland  Hungaria  Isbania  Islofaakiya  Isloveeniya  Iswisarland  Iswiidhan  Jarmalka  Joorjiya  Kosofo  Kroatia  Latfiya  Liechtenstein  Lithuaniya  Luksemburg  Makedonia  Malta  Monako  Montenegro  Norway  Romania  Ruushka  San Marino  Serbia  Talyaaniga  Jamhuuriyadda Tashik  Turki
  1. "The Story Behind the Hungarian National Anthem". Jules S. Vállay. Archived from the original on 10 October 2017. Retrieved 8 May 2017. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Flaw
  3. [A roma népesség területi megoszlásának változása Magyarországon az elmúlt évtizedekben Changes in the Spatial Distribution of the Roma Population in Hungary During the Last Decades]. ksh.hu Retrieved 2018-01-1
  4. Ennyi roma él Magyarországon. hvg.hu. Retrieved 2018-07-15.
  5. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Census2011det
  6. Encyclopedia Americana: Heart to India. Vol. 1. Scholastic Library Pub. 2006. p. 581. ISBN 978-0-7172-0139-6.
  7. University of British Columbia. Committee for Medieval Studies, Studies in medieval and renaissance history, Committee for Medieval Studies, University of British Columbia, 1980, p. 159
  8. "Hungary". CIA The World Factbook. Archived from the original on 10 Bisha Lixaad 2009. Retrieved 27 March 2014. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  9. "Population by type of settlement – annually". Hungarian Central Statistical Office. 24 December 2015. Retrieved 24 December 2015.
  10. 1 2 3 4 Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named imf2
  11. "Gini coefficient of equivalised disposable income (source: SILC)". Eurostat Data Explorer. Archived from the original on 4 Bisha Saddexaad 2016. Retrieved 4 December 2015. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  12. "Human Development Report 2015" (PDF). United Nations. 2015. Retrieved 14 December 2015.