Wikipedia:Ogaysiiska Maamulka

Ka Wikipedia
Boggaan wuxuu gaar u yahay bedeleda in uu wax ka qabto Maamulka. ogaysiinta maamulada dhowr qaybood ayuu u qabsanyahay. Waxaana loola jeedaa ilaalinta bogaga lagu ciyaaray, iyo codsiyada kasaarista waardiyeenta marka loo baahdo in wax laga qabto. qaybta kajoojinta codsiyada gudagalayaasha (Kuwa qoran ama aan diiwaanka ku jirin) bedelka taasoo ah macnaheeda in uu ku ciyaarayo, marmar sidoo kale waa laga saaraa ilaalinta marka loo baahdo (Sidoo kale eeg Awood gaara). Qaybta dib usoo celinta si loo codsado soo celinta bogga marka la tirtiro kadib haddii aanuu jirin sabab diidaysa.

Waardiye
Codsiga waardiyaha qaar kamid ah bogagga ama kasaari waardiyaha. aqri Xeerka waardiyaha

Codsiga waardiyaha Codsiga Kasaarista Waardiyaha

Kaydka Link=Wikipedia:Ogaysiiska Maamulka/Kaydka
Goobta Maamullada Link=W:Ogaysiiska Maamulka/Goobta maamullada
 

Waardiye

Waardiye: Bogga Hore (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye)[wax ka badal xogta]

Waardiye: Soomaaliya (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye)[wax ka badal xogta]

Waa iska tijaabo--Abshirdheere (talk) 18:51, 21 Abriil 2014 (UTC)Reply[reply]

Kasaarista waardiyaha

Kasaaris Waardiye: Bogga Hore (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye)[wax ka badal xogta]


Tallo Bixin[wax ka badal xogta]

Asc walaal, salaan qaali ah ka dib waxaan rajaynayaa inaad fiican tahay. Soomaalidu waxay horey u tidhi "Gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan!" taasi oo macnaheedu yahay inaan dhamaanteen hadii aan iskaashano horumar gaadhayno. Ma rabo inaan hadal dheer iyo gubaabo halkan ku qoro; murtida hadalkeygu waa aan wada tashano oo markiiba hal talaabo wada qaadno dhamaanteen. Waad aragtey afar qof ayaan meeshan ku soo galnaa, mid kastana wax ayuu si gaar ah u qoraa; markaa aan bal hal jiho u wada jeesano, oo hal "ciwaan" culeyska saarno. Aan iscaawino oo wax isbarno ama kala faa'iideysano.
Mudane Abshirdheere, Kali duul iyo Dalsoor waxaan si sharaf leh idiinka codsanayaa inaan afarteenani isku jiho noqono oo wada tashano ee maxay idinla tahay?
Su'aal: ciwaankee ayaad jeceshahay inaan balaadhino bishan? Sida: Soomaaliya, Turkiga, Afrika, Islaamka iwm.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 07:09, 4 Oktoobar 2016 (UTC)

.

Abshirdheere, Kali_duul, Dalsoore waan idin salaamay. Waxaan codsanayaa inaad iga caawisaan balaadhinta mashruucyadan:

Dad Soomaali ah ayaan nahay, aan mudnaanta siino Maqaalada ku saabsan Soomaaliya iyo Dadka Soomaalida.
Mahadsanid, Ismail4all (talk)

Warsan iyo Gudoon[wax ka badal xogta]

Inkastoo aan baryahaan yara mashquulay hadana hada waan soo noqday, Ismail4all waa talo wax ku ool taladaadu, ee xageen ku wada hadalnaa goormaanse ballanaa, anigu diyaar baan ahaye. --Kali duul (talk) 08:29, 13 Oktoobar 2016 (UTC)Reply[reply]

Mudane Kali duul, waan ku faraxsanahay inaan isku aragti nahay. Wax badan ayaa qabyo ah, markaa waxaan ku bilaabaynaa inaan balaadhino qoraalada ku saabsan Soomaaliya. Maqaaladan waxay ka mid yihiin bogaga u baahan samaynta iyo balaadhinta:
Fikrad, tallo iyo su'aal intaba waan soo dhowaynayaa. Fadlan fariimahaaga iigu reeb Bogayga Wadahadalka. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:53, 15 Oktoobar 2016 (UTC)Reply[reply]

Improved search in deleted pages archive[wax ka badal xogta]

Please help translate to your language

During Wikimedia Hackathon 2016, the Discovery team worked on one of the items on the 2015 community wishlist, namely enabling searching the archive of deleted pages. This feature is now ready for production deployment, and will be enabled on all wikis, except Wikidata.

Right now, the feature is behind a feature flag - to use it on your wiki, please go to the Special:Undelete page, and add &fuzzy=1 to the URL, like this: https://test.wikipedia.org/w/index.php?title=Special%3AUndelete&fuzzy=1. Then search for the pages you're interested in. There should be more results than before, due to using ElasticSearch indexing (via the CirrusSearch extension).

We plan to enable this improved search by default on all wikis soon (around August 1, 2017). If you have any objections to this - please raise them with the Discovery team via email or on this announcement's discussion page. Like most Mediawiki configuration parameters, the functionality can be configured per wiki. Once the improved search becomes the default, you can still access the old mode using &fuzzy=0 in the URL, like this: https://test.wikipedia.org/w/index.php?title=Special%3AUndelete&fuzzy=0

Please note that since Special:Undelete is an admin-only feature, this search capability is also only accessible to wiki admins.

Thank you! CKoerner (WMF) (talk) 18:40, 25 Luuliyo 2017 (UTC)Reply[reply]

I need help reviewing a Global RFC[wax ka badal xogta]

Dear admins, I am preparing a Global Request for Comments about financial support for admins that might be relevant for you .

Can you please review the draft and give me some feedback about how to improve it? Thank you.

MassMessage sent by Micru on 18:00, 7 Juun 2018 (UTC)Reply[reply]

New Wikimedia password policy and requirements[wax ka badal xogta]

CKoerner (WMF) (talk) 21:21, 6 Diseembar 2018 (UTC)Reply[reply]