Burao

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

Burco waa magaalo wayn oo ku taala gobolka Togdheer ee wadanka somaliland dhinaca bari.magaaladdani si dhakhso ah ay u kobcaysaa marka loo eego magaalooyinka kale ee wadanka,waxa ka jira olole dhisme oo aad u wayn,iyo ganacsi aad u xoogan sidoo kale.Burco waxaa dhex mara tog lagu magacaabo(Togdheer). Toggan wxa laga dhisay laba Biriish. Gobolka Togdheer ee burco magaalo madaxda u tahay waxaa xad la leh gobolo badan sida gobolka sanaag,gobolka sool,[[gobolka waqooyi bari(hargaysa)]], dhinaca galbeed wxa ka xigga gobolka soo maalidda ee ogaadeen oo ay guumausato itoobiya. dhaqaalha magaaladda ugu wayni wuxuu kasoo galaa xoolaha nool.magaaldda waxaa ka jira ganacsi aad u xoogan.meheradaha ugu waawayn magaaldda burco waxaa ka mida meheradda [[Horseed General Trading Co.}} shirkadan oo ka ganacsata iibinta Qalabka dhismaha,biyaha iyo laydhkaba,maareeyaha shirkadan waa {[bile ahmed]]. way badan yihiin shirkadaha noocan oo kale ah ee magaaldda burco ku yaalla taasoo magaaldda ka dhigtay si dhakhso ah u dhisanta dagaalkii sokeeye wax yar ka dib. magalada burco waxa ka mida xafadaheeda xafada abu dabay o u ku dhashay abdirisaaq ibrahin xaji yusuf waxa kale o ka mida xafada hodan qaylo aktoobar tawali barsiigo dhuurta gaha fiiftiin may xafada london iyo lanta hawada jarmalka tuurta shacabka afgooye qasabka tuurta sii bakhti sity blaza maharadaha ugu qadiimisan waxa kamida magalada burco macmacanlaha liiban kalinta barsiigo hotel badar

Personal tools