Ciraaq
Jamhuuriyadda Ciraaq جمهورية العراق Republic of Iraq |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Qaarada | Aasiya | |||
Astaanta Calanka Mawtini |
||||
Caasimada | Baqdaad | |||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-KurdishAf-Carabi | |||
- | Madaxweyne | |||
- | Ra'iisul wasaare | Muqtada al-Sadr | ||
Ka xoroobey | ||||
- | Dawlada Cosmaniya | 1 Oktoobar 1919 | ||
- | Ingriiska | 3 Oktoobar 1932 | ||
Area | ||||
- | Total | 438,317 km² 169,234 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 1.1 | ||
Cadadka Dadka | ||||
- | 2007 qiyaas | 29,267,0002 | ||
GDP (nominal) | 2017 estimate | |||
- | Total | $130 Billion Dollar | ||
- | Per capita | $22,550 | ||
Lacagta | Ciraaqi Diinaar | |||
Wakhtiga | UTC |
Ciraaq (magaca maxalli: جمهورية العراق « Jumhuriyah Al Iraq » – magac maxalli oo gaaban: العراق « Al Iraq ») waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe ama galbeedka Aasiya. Ciraaq waxee xuduud la leedahay, wadamada Urdun,Suuriya, Turki, Iiraan,Kuweyt iyo Sacuudi Carabiya.
Si uu qof walba uga qaato fikrad ama aragti sax ah, xaalada ka taagan meel ama wadan, waxa uu u baahan yahay inuu wax uun ka ogaado sooyaalka taariikheed ee meeshaas ama wadankaa. Saan la socono baryahaan Ciraaq ayaa noqotay meel ay aaladaha warbaahinta aduunka ama ruux walbaa oo dunida saaran uu hadal hayo xiisadda ka taagan Ciraaq. Sooyaalka taariikheed ee Ciraaq maaha mid hal ama laba qormo lagu soo koobi karo, sidaa darteed ayaan bal isku dayey inaan soo ururiyo war bixinno ama taariikho ku saabsan Ciraaq.
Ciraaq waa xubin muhiim ah oo ka tirsan:
OPEC;
Qaramada Midoobay; Iyo Ururka Iskaashiga Islaamkaiyo sidoo kale Kuwa kali badan.:•’!!’
Waa Jamhuuriyad Federaali ah oo ka kooban 19 gobol (gobollo) iyo hal gobo gobol (Ciraaq). Diinta rasmiga ah ee dalka waa Islaamka. Dhaqan ahaan, Ciraaq wuxuu leeyahay hanti aad u taajirsan, wuxuuna u dabaaldegayaa guulihii hore ee xilliyadii hore ee Islaamka, waxaana loo yaqaanaa gabayaaga. Sawir gacmeedka iyo sawirqaadayaashu waxay ka mid yihiin kuwa ugu wanaagsan caalamka Carabta, qaar ka mid ah waxay yihiin heer caalami ah iyo sidoo kale soo saarista farsamooyin qurux badan, oo ay ku jiraan roodhadhka iyo roogaga.!!
Babylon & Mesopotamia.!!
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1.Hada Carabta ee Ciraaq): Ciraaq waxay haysataa: {[{$11.99 trilion)]} oo aheeyd $15.9 Trillion oo kheyraad dabiici ah.!!
2. Dhulka saxaraha ah waxaa ku jira batroolka, gaaska dabiiciga ah, fosfatetada, baaruudka. Ciraaq waa dalka labaad ee ugu soo saarka badan saliidda cayriin ee OPEC. Waxay ku jirtaa kaalinta shanaad ee adduunka ugu badan ee haysata kaydka saliidda cayriin ee la xaqiijiyay waxayna ku xidhan tahay dhoofinta saliidda cayriin qaddarka ugu badan ee dakhligeeda..!! [1].
Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddanmha La Degaan Ciraaq
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Iraq: 46,951,000+
- Brazil 200+
- Arab League:650,000+:
- Pakistan 2,000+
- South Korea 20,000+
- Great Britain200+:
- Turkey:20,000+
Sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Baqdaad_*
- Basra_*
- Kuufa_*
- Sadaam Xuseen * * *