Dadka Tigreega
Appearance
| Thiinada guud ee dadka | ||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 10,339,400 | ||||||||||||||||||||||||||||||
| Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||||||||||||||||||||
| ||||||||||||||||||||||||||||||
| Luqada | ||||||||||||||||||||||||||||||
|
Af-Tigrinya · Amxaari · Carabi · Af-Hebrow | ||||||||||||||||||||||||||||||
| Diinta | ||||||||||||||||||||||||||||||
|
Masiixiyad · Islaam · Yuhuuda | ||||||||||||||||||||||||||||||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||||||||||||||||||||
Dadka Tigriga waa dad dago Koonfurta woqooyiga iyo dhaxbartanka Ereteriya. meelaha kale ee deganyihiin waxaa ka mid ah woqooyiga dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigray iyo magaalo yaasha kale oo u dhaw. Dadka tigriya 100 kiiba 96.6% waxee degenyihiin gobolka Tigray ee dalka itoobiya, waxeena shacabka itoobiya ee daboolaan 100kiiba 6.2%, waa 4.5 milyan oo qof, 2.25 miliyan oo qof waxee degenyihiin dalka ereteriya, ayaga oo 50% daboolo shacabka ereteriya. haku qaldamin Dadka Tigregaga ah oo ku hadlo luqada Af-Tigre.
Linkiga Caddaynta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑
- ↑
- ↑ Tigrinya-speaking Jews component 15% from Beta Israel; Anbessa Tefera (2007). "Language". Jewish Communities in the Nineteenth and Twentieth Centuries - Ethiopia. Ben-Zvi Institute. p.73 (Hebrew)