Buurta Xira
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Godka Xira)
Coordinates: 21°27′27.2″N 039°51′33.9″E / 21.457556°N 39.859417°E Buurta Xira
Buurta Xira (ingiriis: Mount Hira; carabi: ﺣﺮﺍﺀ, Ḥirāʾ, "Xira") sidoo kale Godka Xira (ingiriis: Cave of Hira; carabi: ﻏﺎﺭ ﺣﺮﺍﺀ, "Ġār Ḥirāʾ", "Qaar Xira", "Godka Xira") waa god u jira 2 mayl (3.2 km) magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[1] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya) kaasi oo Nebi Muxamed ku cibaadaysan jiray,[2] isla markaana markii ugu horeeysay uu malag Jibriil waxyiga ugu keenay nabiga.[3] Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir[4][5]
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ "ingiriis: Mount Hira; carabi: ﺣﺮﺍﺀ, Ḥirāʾ, "Xira""
- ↑ "ingiriis: Cave of Hira; carabi: ﻏﺎﺭ ﺣﺮﺍﺀ, "Ġār Ḥirāʾ", "Qaar Xira", "Godka Xira""
- ↑ "waa god u jira 2 mayl (3.2 km) magaalada Makka ee deegaanka Xijaas"
- ↑ "malag Jibriil waxyiga ugu keenay nabiga"
- ↑ "Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir"