Jump to content

Hoon Koog

22°3′N 114°2′W / 22.050°N 114.033°W / 22.050; -114.033

Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-goboleedka Hong Kong ee Shiinaha.
Hong Kong
Jamhuuriyada Dadka Shiinaha
中華人民共和國香港特別行政區
A flag with a white 5-petalled flower design on solid red background
Calanka
Astaan cas oo dhexda ku leh ubax cas, kuna qoran tahay "Hong Kong" iyo "中華人民共和國香港特別行政區"
Emblem
Heesta qaranka: "Horumar iyo dadnimo"[1]

Ubaxa caasimada
Bauhinia blakeana (洋紫荊)
Deegaanka Hong Kong ee Shiinaha
Deegaanka Hong Kong
XaaladdaBoqortoyada majertenia oo la asasay 1800

Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
Luuqadaha rasmiga ah
Luuqadaha gobolka ee la aqoonsan yahayKantonese[2]
Qaybaha qowmiyadaha
  • 93.6% Shiine
  • 6.4% Dad kale
Diinta
 Dadka
  • Hongkonger
  • Hong Kongese
  • zh; 香港人
Maamul goboleedJamhuuriyada Dadka Shiinaha
DawladdaMaamul khaas ah
ee gobolada Shiinaha
[a]
 Gudoomiyaha Sare
CY Leung
 Xoghayaha Sare ee Maamulka
Carrie Lam
 Xoghayaha Dhaqaalaha
John Tsang
 Xoghayaha Cadaalada
Rimsky Yuen
Sharci-dejintaGolaha Sare ee Hong Kong
Taariikh
 Heshiiskii Nanking
29 Agoosto 1842
 Ku biirida Peking
18 Oktober 1860
 Heshiiskii Labaad ee Peking
1 Luuliyo 1898
25 Diisambar 1941
to 15 Agoosto 1945
 Xilwareejinta maamulka
ee Boqortooyada Ingiriiska

1 Luuliyo 1997
Bedka
 Wadarta
1,104 km2 (426 sq mi) (179aad)
 Biyo (%)
4.58 (50 km2; 19 sq mi)
Dadka
 Qiyaastii 2014
7,234,800[3] (100aad)
 Cufnaanta
6,544/km2 (16,948.9/sq mi)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2015 
 Wadarta
$412.300 bilyan (44aad)
 Qofkiiba
$56,428 (10aad)
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2015 
 Wadarta
$310.074 bilyan (36aad)
 Qofkiiba
$42,437 (18aad)
Qaybsiga (2007)43.4[4]
sinnaan la'aan dhexdhexaad ah
Kobaca (2013)Steady 0.891[5]
aad u sarreeya (15aad)
LacagtaHong Kong dollar (HK$) (HKD)
SaacaddaUTC+8
 Xagaaga (DST)
UTC+8 (not observed)
Qaabka taariikhdamm-bb-ssss
ssss年bb月mm日
Koodhka wicitaanka+852
Koodhka ISO 3166HK
Furaha Internetka.hk  .香港
  1. ^ Dhismaha siyaasada ee SAR, u dhigma xisbiyo badan.


Hong Kong (loogu dhawaaqo "Hoon-Koon"; Af Shiine: 香港; "Dekadii Uduga") sidoo kale loo yaqaano Maamulka Khaaska ah ee Gobolka Hoon Koon ee Jamhuuriyada Dadka Shiinaha waa deegaan ku yaala xeebta koonfureed isla markaana (hada) ka tirsan dowlada Jamhuuriyada Dadka Shiinaha ee koonfur-beri Aasiya.

Hoon Koon waxay caan ku tahay dhismayaasha dhaadheer ee faras-magaalada iyo deked caalami ah oo isku xidha meelo badan oo dunida. Sidoo kale magaalada Hong Kong waa suuqa Luulka caalamka. Deegaanka Hong Kong waa dhul baaxadiisu yahay 1104 km2 (426 sq mi), midkaasi oo inta ugu badan ku hareeraysan tahay biyo marka laga reebo xaga waqooyi oo ka xigto gobolka Guangdong ee Shiinaha. Deegaanka Hong Kong waxaa ku dhaqan dad dhan 7.2 milyan oo ah reer Hoon Koon, tiro dad Shiineys ah iyo ajaanib badan oo caalami ah; midaasi oo Hoon Koon ka dhigeysa mid ka mid ah meelaha ugu dadka badan ee caalamka.

Wakhtiyadii fiditaanka gumaystaha ayaa 1839kii Boqortooyada Ingiriiska qabsatey deegaanada koonfurta Shiinaha halkaas oo ahayd bar istaraatiji oo laga maamuli karo biyaha bari ee qaarada Aasiya. Mudo dheer ka dib ayaa sanadkii 1941kii waxa Hoon Koon maamulkeeda la wareegay Boqortooyadii Jabaan oo gacanta ku heeysay ilaa 1945kii, goortii lagu jebiyey Dagaalkii Labaad ee Aduunka. Wakhtigaas wixii ka dambeeyay waxaa Hoon Koon gacanta ku hayay maamul hoos taga Boqortooyada Ingiriiska ilaa sanadkii 1997kii oo dib loogu wareejiyey dowlada Shiinaha. Dhinaca kale, Hoon Koon waxay ka mid tahay meelaha ugu qanisan dunida ayada oo leh waxsoosaar aad u sareeya iyo dhaqaale fiican.

Sanadihii 1970kii ayaa Hong Kong noqotey xarunta ganacsiga ee Aasiyada Baasifiga, midaasi oo ka dhigtey meesha 45aad ee ugu qanisan dunida; mid ka mid ah sadexda caasimadood ee suuqa ganacsiga aduunka (labada kale waa New York iyo London.) Intaasi waxaa dheer in Hong Kong lagu tiriyo mid ka mid ah meelaha ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer aduunka.

Taariikh


Tixraac

  1. s:Basic Law of the Hong Kong Special Administrative Region/Annex III|Basic Law - s:Resolution on the Capital, Calendar, National Anthem and National Flag of the People's Republic of China|Anthem
  2. Section 3(1) of the Official Languages Ordinance (Cap 5) provides that the "English and Chinese languages are declared to be the official languages of Hong Kong." The Ordinance does not explicitly specify the standard for "Chinese". While Standard Chinese (Mandarin) and Simplified Chinese characters are used as the spoken and written standards in mainland China, Standard Cantonese Cantonese and Traditional Chinese character are the long-established de facto standards in Hong Kong.
  3. "Mid-year Population for 2014". Census and Statistics Department (Hong Kong). 12 August 2014.
  4. "Human Development Report 2009 – Gini Index". United Nations Development Programme. Archived from the original on 17 October 2009. Retrieved 10 November 2009. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  5. "2014 Human Development Report Summary" (PDF). United Nations Development Programme. 2014. pp. 21–25. Retrieved 27 July 2014.