Kuliyada Beeraha & Deegaanka

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Kuliyada Beeraha & Deegaanka

Jaamacada Camuud
Amoud University
جامعة عمود
—  Jaamacad  —
Flag of Jaamacada Camuud
Flag
Halkudhig: Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
La Aasaasay sanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay: sanadkii 1998
Maamulka: Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda: 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
XukunkaXarunta Sare:
 • Nooca 5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha: 238 prof., macalin iyo shaqaale
Baaxadda
 • Guud ahaan 5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Dhul 4.3 km2 (1.7 sq mi)
Website Amoud University
Qeybaha:

9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Beeraha & Deegaanka (Faculty of Agriculture and Environment) ee Jaamacada Camuud waa waaxda barashada beeraha, macluumaadka deegaanka iyo ka faa'iidaysiga kheyraadka dabiiciga ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud ee u jirta 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama iyo dhismo ku yaala magaalada badhtankeeda.[1]

Kuliyadani waxay ka mid tahay qeybaha lagu daray Jaamaca Camuud sanadkii 2004ta.[2][3]

Qoraalo La Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "beeraha, macluumaadka deegaanka iyo ka faa'iidaysiga kheyraadka dabiiciga"
  2. "Kuliyada Beeraha & Deegaanka"
  3. "The Faculty Of Agriculture Of Amoud University".