Kuliyada ITga & Koombuyuterka

Ka Wikipedia

Kuliyada ITga & Koombuyuterka

Jaamacada Camuud

Amoud University
جامعة عمود
Motto(s): 
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
La Aasaasay sanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay: sanadkii 1998
Maamulka: Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda: 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
Dowlada
Xarunta Sare:
 • Nuuca 5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha: 238 prof., macalin iyo shaqaale
Area
5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Land 4.3 km2 (1.7 sq mi)
Aag saacadeed [[UTCUTC]]
 • Xagaa (DST) UTC+2
Website Amoud University

Qeybaha: 9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada ITga & Koombuyuterka (Faculty of IT and Computer) ee Jaamacada Camuud waa waaxda barashada teknolojiyada, macluumaadka koombuyuterka iyo shaqada koombuyuterka ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama iyo dhismo ku yaala magaalada badhtankeeda.[1]

Kuliyadani waxay ka mid tahay qeybaha lagu daray Jaamaca Camuud sanadkii 2008da.[2][3]

Qoraalo La Mid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "teknolojiyada, macluumaadka koombuyuterka iyo shaqada koombuyuterka"
  2. "Kuliyada ITga & Koombuyuterka"
  3. http://www.amouduniversity.org/index.php/departments-and-units.  Maqan ama ebar |title= (caawin)[dead link]