Kuliyada Maamulka & Ganacsiga

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Kuliyada Maamulka & Ganacsiga

Jaamacada Camuud

Amoud University
جامعة عمود
250px
Flag
Motto(s): 
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
300px
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
La Aasaasay sanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay: sanadkii 1998
Maamulka: Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda: 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
Government
Xarunta Sare:
 • Nuuca 5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha: 238 prof., macalin iyo shaqaale
Bedka
 • Dhammaan 5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Land 4.3 km2 (1.7 sq mi)
Aag saacadeed [[UTCUTC]]
 • Xagaa (DST) UTC+2
Website Amoud University

Qeybaha: 9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Maamulka & Ganacsiga (Faculty of Business and Administration) ee Jaamacadda Camuud waa waaxda barashada ganacsiga, xisaabinta iyo maamulka ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama.[1]

Kuliyadani waxay ka mid tahay labada waaxood ee lagu bilaabay Jaamacada Camuud, tan kale waa Kuliyada Waxbarashada, markii la bilaabay sanadkii 1998dii.[2][3][4][5][4]


Qoraalo La Mid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]