Jump to content

Kuliyada Tababarka Macalimiinta

Ka Wikipedia

Kuliyada Tababarka Macalimiinta

Jaamacada Camuud

Amoud University
جامعة عمود
Motto(s): 
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
La Aasaasaysanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay:sanadkii 1998
Maamulka:Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda:4,000+ ardey (sanadkii 2012)
Dowlada
Xarunta Sare:
  Nuuca5 km bariga magaalada Borama
  Tirada Shaqaalaha:238 prof., macalin iyo shaqaale
Bedka
  Dhammaan5.5 km2 (2.1 sq mi)
  Land4.3 km2 (1.7 sq mi)
Aag saacadeed[[UTCUTC]]
  Xagaa (DST)UTC+2
WebsiteAmoud University
Qeybaha:

9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Tababarka Macalimiintu (ingiriis: Teacher Training Program) waa tabobar iyo waxbarasho labo sano ah ooy Jaamacadda Camuud siiso macalimiin iyo arday laga soo xulo deegaano badan oo kala duwan oo ka mid ah Somaliland iyo Puntland. Dhinaca kale, sanadkii 2003da Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah labo sano diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada Somaliland iyo Puntland. Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho noloshooda iyo waxbarashadooda.[1][2]

Qoraalo La Mid ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "The Two Year Diploma Of Amoud University".[xiriiriye dhintay]
  2. "The Faculty Of Education Of Amoud University". Archived from the original on 2016-03-04. Retrieved 2014-01-19. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)