Cirbadii dhimashada

Ka Wikipedia
Cirbada dhimashada(dabaqaroof)

Cirbadii dhimashada waa nooc ka mid ah bahda Dabaqaroofka kaas oo ah kan ugu sunta badan aduunka. haddii oo ku qaniino, ama cirbada kugu mudo, xanuunka dartiis aa ku dhimaneesaa. Jiis neh woo kaa dhigaa, nervaha dhan oo istaajinaa. Koma neh woo kuu diraa. daqiiqado gudahood ayaa ku dhiman kartaa. Bahalkaan waxaa ku arki kartaa woqooyiga afrika meelaha sahaarada ah, iyo bariga Dhexe. wadamada oo uugu badan yahay, waxaa ka mid ah. wadamada Soomaaliya, Aljeeriya, Tchad, Masar, Itoobiya, Libya, Mali, Niger, Suudaan, Tuniisiya, Ciraaq, Israaiil,Falastiin Urdun, Kuwayt, Lubnaan, Cumaan, Iiraan, Bakistaan, Qatar, Sacuudi Carabiya, Suuriya, Turki, Imaaraatka Carabta, iyo Yemen. (magaca Cirbada dhimashada, waa magac aa ku qiyaasay) haddii aa bahalkaan dabaqaroofka ah, magac dheeraad uu leeyahay, waa bedeli kartaa.Yaasiin lagama gaare aa u maleenaa, dabaqaroofyada sunta ah waxee ku badanyihiin oo aan ku arkay degmada Dayniile.