Jump to content

Ceres

Ka Wikipedia
Muuqaalka dunidayar ee Ceres.

⚳

Ceres (Af-Soomaali: Siires; astaan: ⚳)[1] waa duniyar iyo asteroidka ugu wayn kuwa laga dhex helo Bahda Qoraxdu Midaysay. Siires waxay ka samaysan tahay dhagaxaan iyo baraf, dhererkeeduna waa 950 Km.

Dunidan yar waxaa helay xidigisyahan Giuseppe Piazzi 1dii Janaayo 1801, markaas oo loo aqoonsanaa ineey tahay meere. Waxaa loogu magac daray sanab eey caabudi jireen Roomaanka ee loo yaqaanay Ceres.

Dayaxgacmeedka aanu qof wadin Dawn ee 27kii Sebtembar 2007 shirkada NASA dirtey kaas oo la filaayo inuu gaadho Siires sanadka 2015ka ayaa warbixin iyo macluumaad fiican laga sugayaa inuu ka keeno dunidan yar.

Qoraalo La Mid ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. JPL/NASA (2015-04-22). Jet Propulsion Laboratory https://www.jpl.nasa.gov/infographics/what-is-a-dwarf-planet. Soo qaatay 2022-01-19.  Maqan ama ebar |title= (caawin)