Dayax Gacmeed
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Dayaxgacmeed)

Dayax Gacmeed, Dayaxgacmeed (Af Ingiriis : Spaceship) waa aalad gaadiid dad-samee ah oo loo isticmaalo in loogu safro cirka, dayaxa, meereyaasha kale iyo dhamaan meelo ka baxsan dhulka.
Markii ugu horeeysay taariikhda bani-aadamka, sanadkii 1959kii ayaa Dayax Gacmeed Ruushku leeyahay tagay dayaxa. Ka dib, 1968dii ayaa qofkii ugu horeeyay cagaha saaray dayaxa kaas oo ka socday Dawladda Maraykanka.
Sameeyta Dayax Gacmeedka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dayax gacmeedku wuxuu ka samaysan yahay Aalado laysku geeyay Haba ubadnaade xaga masska
Qeeybaha Dayax Gacmeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]NASA
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]