Waroodaha Turkiga

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Degmooyinka Turkiga)

Turkiga waxa ay u qabsantahay maamul ilaa 81 Gobol  Turkey. Qaybinta dawladda Turkiga gobollo waana howl bilaabatay sanaddii 1867 (arrinkaas ka hor waxaa jiray "Ayalaat" bedelkeeda gobollo. mid ka mid ayalaatka waa eyalet). Markii la aasaasay jamhuuriyadda Turkiga waa hab siyaasadeed ka tagista kadib lagu bedelay erayga vilayet carabiga erayga "il" Turkiga (waa eray laga soo qaatay Afkii turkiga ee hore taasoo laga helay mangooliya. Gobolada qofka xukuma turkiga ilaa iyo hadda waxa ay ku magacaabaa balaowli vali, waxaa soo magacaaba wasiirka arrimaha gudaha Ankara. Gobol kasta waxa uu u qabsanyahay qaybo ilçe (horay waxaa loo oran jiray qali kaza). dhamman gobol ku dhexyaal qayb dhexe (merkez ilçe) waxaa xumi jiray kuxigeenka waalliga, laakiin qaybaha kale ee gobolka waxa xukumaya maqaam gooni ah bay leeyihiin (kaymakam). Maamulka waa meelaha ay doorashada ka soo galayaan Baarlamaan.

Waxaa si guud loo dooranayaa madaxda degmooyinka (belediye başkanı), iyo madaxda tuulooyinka (muhtar).

Qariiradda gobolada turkiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Liiska Gobolada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Provinces of the Republic of Turkey
Name Area (km²) Population (2000 census) Population (2014 estimate)[1]
01 Adana 14,045.56 1,854,270 2,165,595
02 Adıyaman 7,606.16 623,811 597,835
03 Afyonkarahisar 14,718.63 812,416 706,371
04 Ağrı 11,498.67 528,744 549,435
05 Amasya 5,703.78 365,231 321,913
06 Ankara 25,401.94 4,007,860 5,150,072
07 Antalya 20,790.56 1,719,751 2,222,562
08 Artvin 7,367.10 191,934 169,674
09 Aydın 7,904.43 950,757 1,041,979
10 Balıkesir 14,472.73 1,076,347 1,189,057
11 Bilecik 4,306.77 194,326 209,925
12 Bingöl 8,253.51 253,739 266,019
13 Bitlis 7,094.50 388,678 338,023
14 Bolu 8,323.39 270,654 284,789
15 Burdur 7,134.95 256,803 256,898
16 Bursa 10,886.38 2,125,140 2,787,539
17 Çanakkale 9,950.43 464,975 511,790
18 Çankırı 7,491.89 270,355 183,550
19 Çorum 12,796.21 597,065 527,220
20 Denizli 11,804.19 950,757 978,700
21 Diyarbakır 15,204.01 1,362,708 1,635,048
22 Edirne 6,097.91 402,606 400,280
23 Elazığ 9,281.45 569,616 568,753
24 Erzincan 11,727.55 316,841 223,633
25 Erzurum 25,330.90 937,389 763,320
26 Eskişehir 13,902.03 706,009 812,320
27 Gaziantep 6,844.84 1,285,249 1,889,466
28 Giresun 6,831.58 523,819 429,984
29 Gümüşhane 6,437.01 186,953 146,353
30 Hakkâri 7,178.88 236,581 276,287
31 Hatay 5,831.36 1,253,726 1,519,836
32 Isparta 8,871.08 513,681 418,780
33 Mersin 15,512.25 1,651,400 1,727,255
34 Istanbul 5,315.33 10,018,735 14,377,018
35 İzmir 12,015.61 3,370,866 4,113,072
36 Kars 10,139.09 325,016 296,466
37 Kastamonu 13,157.98 375,476 368,907
38 Kayseri 17,109.33 1,060,432 1,322,376
39 Kırklareli 6,299.78 328,461 343,723
40 Kırşehir 6,530.32 253,239 222,707
41 Kocaeli 3,625.29 1,206,085 1,722,795
42 Konya 40,813.52 2,192,166 2,108,808
43 Kütahya 12,013.57 656,903 571,554
44 Malatya 12,102.70 853,658 769,544
45 Manisa 13,228.50 1,260,169 1,367,905
46 Kahramanmaraş 14,456.74 1,002,384 1,089,038
47 Mardin 8,806.04 705,098 788,996
48 Muğla 12,949.21 715,328 894,509
49 Muş 8,067.16 453,654 411,216
50 Nevşehir 5,391.64 309,914 286,250
51 Niğde 7,365.29 348,081 343,898
52 Ordu 5,952.49 887,765 724,268
53 Rize 3,921.98 365,938 329,779
54 Sakarya 4,880.19 756,168 932,706
55 Samsun 9,364.10 1,209,137 1,269,989
56 Siirt 5,473.29 263,676 318,366
57 Sinop 5,816.55 225,574 204,526
58 Sivas 28,567.34 755,091 623,116
59 Tekirdağ 6,342.30 623,591 906,732
60 Tokat 10,072.62 828,027 597,920
61 Trabzon 4,664.04 975,137 766,782
62 Tunceli 7,685.66 93,584 86,527
63 Şanlıurfa 19,336.21 1,443,422 1,845,667
64 Uşak 5,363.09 322,313 349,459
65 Van 19,414.14 877,524 1,085,542
66 Yozgat 14,074.09 682,919 432,560
67 Zonguldak 3,309.86 615,599 598,796
68 Aksaray 7,965.51 396,084 384,252
69 Bayburt 3,739.08 97,358 80,607
70 Karaman 8,868.90 243,210 240,362
71 Kırıkkale 4,569.76 383,508 271,092
72 Batman 4,659.21 456,734 557,593
73 Şırnak 7,151.57 353,197 488,966
74 Bartın 2,080.36 184,178 189,405
75 Ardahan 4,967.63 133,756 100,809
76 Iğdır 3,587.81 168,634 192,056
77 Yalova 850.46 168,593 226,514
78 Karabük 4,108.80 225,102 231,333
79 Kilis 1,427.76 114,724 128,781
80 Osmaniye 3,195.99 458,782 506,807
81 Düzce 2,592.95 314,266 355,549


Eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Link dibadda ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2018-03-16. Soo qaatay 2016-08-31.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)