Kuliyada Tababarka Macalimiinta

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kuliyada Tabobarka Macalimiinta)
Jump to navigation Jump to search

Kuliyada Tababarka Macalimiinta

Jaamacada Camuud
Amoud University
جامعة عمود
—  Jaamacad  —
Flag of Jaamacada Camuud
Flag
Halkudhig: Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
La Aasaasay sanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay: sanadkii 1998
Maamulka: Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda: 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
XukunkaXarunta Sare:
 • Nooca 5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha: 238 prof., macalin iyo shaqaale
Baaxadda
 • Guud ahaan 5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Dhul 4.3 km2 (1.7 sq mi)
Website Amoud University
Qeybaha:

9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Tababarka Macalimiintu (ingiriis: Teacher Training Program) waa tabobar iyo waxbarasho labo sano ah ooy Jaamacadda Camuud siiso macalimiin iyo arday laga soo xulo deegaano badan oo kala duwan oo ka mid ah Somaliland iyo Puntland. Dhinaca kale, sanadkii 2003da Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah labo sano diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada Somaliland iyo Puntland. Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho noloshooda iyo waxbarashadooda.[1][2]

Qoraalo La Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]