Qol

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Maqaalka "Maqsin" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Qolka cuntada
Qolal kala duwan

Qol (Af-Ingiriis: room; Af-Carabi: غرفة) sidoo kale loo yaqaano Maqsin waa qeybaha yaryar ee loo sii kala qeybiyo dhismeha.[1] Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale.[2]

Hordhac

Sida badan qolku waa mid ka mid ah unugyasa dhisme ee aqal ama dhisme guri ka kooban yahay. Tusaale ahaan, qolka fadhiga, qolka cuntada, qolka jiifka, qolka martida iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhacda hal qol mararka qaar kaligiis la diso kaasi oo ah aqal hal qol ah. [3]

Sharaxaad

Qol jiif

Dhamaan dhismaha aqalada iyo kuwa waaweyn waxay u sii qeybsamaan waaxyo yaryar oo ka samaysan qolal.[4][5] Qolku waa afargees ka samaysan dhagax, bir, muraayad, caro iyo wixii la mid ah ee loo isticmaalo dhismaha. Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[6]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Bartleby.com: Great Books Online – Quotes, Poems, Novels, Classics and hundreds more". bartleby.com. Archived from the original on 8 April 2009. Retrieved 9 November 2015. http://www.bartleby.com/
  2. Corcoran, E., C. Nellemann, E. Baker, R. Bos, D. Osborn, H. Savelli (eds) (2010). Sick water? : the central role of wastewater management in sustainable development : a rapid response assessment. Arendal, Norway: UNEP/GRID-Arendal. ISBN 978-82-7701-075-5. http://www.unep.org/pdf/SickWater_screen.pdf. 
  3. "Tucson lawmaker wants tax credits for water-conserving toilet". Cronkite News Service. Retrieved 2008-03-12. 
  4. Günther Garbrecht: "Wasserspeicher (Talsperren) in der Antike", Antike Welt, 2nd special edition: Antiker Wasserbau (1986), pp.51–64 (52)
  5. S.W. Helms: "Jawa Excavations 1975. Third Preliminary Report", Levant 1977
  6. Fulmer, Jeffrey (2009). "What in the world is infrastructure?". PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: