Kaabayaal
Appearance
| Kaabayaal bulsho |
|---|
| Kaabayaasha aasaasiga ah |
| Noocyo kale |
|
| La xidhiidha |
|
Kaabayaal (Af Ingiriis : infrastructure; Af Carabi : لاسعانود) waa waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah.[1] Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.[2] Kaabayaasha bulshada waxaa ka mid ah jidka, Laamiyada waaweyn, Buundooyinka, Biyo-xidheenada, wasakh-qaadeyaasha, wado tareen, dekedaha, koronto gudbinta, isgaadhsiinta, gego diyaarad iyo kuwo kale oo badan.
Hordhac
Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[3]
Muuqaalo
- Sawiro Dhismeyaal Kaabayaal
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
- ↑ O'Sullivan, Arthur; Sheffrin, Steven M. (2003). Economics: Principles in Action. Upper Saddle River, New Jersey 07458: Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN 0-13-063085-3.
{{cite book}}: CS1 maint: location (link) - ↑ Fulmer, Jeffrey (2009). "What in the world is infrastructure?". PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
