Musqul
| Qolalka Dhismaha |
|---|
| Noocyada Qolalka |
|
| Qeeybaha kale ee dhismaha |
| La xidhiidha |
Musqul (Af Ingiriis : toilet; Af Carabi: مرحاض) sidoo kale loo yaqaano Kaniif iyo Suuli waa qol ka mid ah dhisme kaasi oo loogu tallogalay in dadku ku qashin baxaan. Asal ahaan shaqada ugu muhiimsan ee musqushu waa in dadku ku bogtaan hoowsha saxarooda iyo kaadida, waxaase intaasi dheer maanta in musqulaha loo isticmaalo qubeyska, nadiifinta wejiga iyo madaxa iyo cadayashada.[1] Dhinaca kale, musqushu waxay ka kooban tahay goob ama meel loogu talogalay in saxarada iyo kaadidu gasho kaasi oo qaarkood laga dul dhiso wax lo yaqaabo Boo. Musqushu waxay ku xidhan tahay shabakad bulaacado ah oo qaada wasakhda kuwaasi oo loo yaqaano Habka Wasakh qaadista.
Hordhac
Musqushu waa qol dhisme ah oo loogu talogalay wasakhda dadka. Wasakhqaadistu waa nidaamka iyo habka maamulida wasakhda dadka iyo xayawaanka. Dunida maanta casriga ah waxaa jira nidaamyo badan oo wasakhda dadka looga qaado meelaha dadku ku nool yihiin ilaa meelo loogu talogalay wasakhdaasi. Musqulaha magaalooyinka waxay si toos ah ugu xidhan yihiin shabakad bulaacado ah kuwaasi oo safriya wasakhdaasi.[2]
Bulaacadaha qaada wasakhda waa dhismeyaal weyn oo ka samaysan dhagaxaan, biro iyo qalab kale oo badan kaasi oo mara dhulka hoostiisa.[3]
Wasakhqaadeyaashu waxay ka mid yihiin kaabayaasha bulshada kuwaasi oo laga helo waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah.[4] Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.[5]
Sharaxaad

Wasakhqaadistu waa habka qashinka looga qaado musqulaha ilaa meelo gaar ah oo loogu talogalay qashinkaasi. Wasakhqaadistu waa mid muhiim u ah caafimaadka iyo nadaafada magaalooyinka iyo goobaha dad badan ku nool yihiin. Waa marka horee, biyoxidheenadu waxay sameeyaan biyo keydsan oo dadka iyo xayawaanku isticmaali karaan. Sidoo kale, waxaa laga sameeyaa korontada biyaha oo ah hab raqiis ah oo lagu sameeyo koronto.[6][7]
Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[8]
Muuqaalo
- Sawiro Dhismeyaal Musqul
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ "Tucson lawmaker wants tax credits for water-conserving toilet". Cronkite News Service. Retrieved 2008-03-12.
- ↑ Corcoran, E., C. Nellemann, E. Baker, R. Bos, D. Osborn, H. Savelli (eds) (2010). Sick water? : the central role of wastewater management in sustainable development : a rapid response assessment (PDF). Arendal, Norway: UNEP/GRID-Arendal. ISBN 978-82-7701-075-5. Archived from the original (PDF) on 2015-12-18. Retrieved 2017-06-11.
{{cite book}}:|last1=has generic name (help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)CS1 maint: multiple names: authors list (link) https://web.archive.org/web/20151218043021/http://www.unep.org/pdf/SickWater_screen.pdf. Archived from the original (PDF) on 2015-12-18. Retrieved 2017-06-11.{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Bartleby.com: Great Books Online – Quotes, Poems, Novels, Classics and hundreds more". bartleby.com. Archived from the original on 8 April 2009. Retrieved 9 November 2015.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help)http://www.bartleby.com/ - ↑ . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
- ↑ O'Sullivan, Arthur; Sheffrin, Steven M. (2003). Economics: Principles in Action. Upper Saddle River, New Jersey 07458: Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN 0-13-063085-3.
{{cite book}}: CS1 maint: location (link) - ↑ Günther Garbrecht: "Wasserspeicher (Talsperren) in der Antike", Antike Welt, 2nd special edition: Antiker Wasserbau (1986), pp.51–64 (52)
- ↑ S.W. Helms: "Jawa Excavations 1975. Third Preliminary Report", Levant 1977
- ↑ Fulmer, Jeffrey (2009). "What in the world is infrastructure?". PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
