Derbi

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Gidaar)
Derbi
Gidaarka weyn ee magaalada Baabiyloon.

Derbi (Af Ingiriis : wall) sidoo kale loo yaqaano Gidaar, waa sagxad toosan. Isticmaalkeed wa qaybinta guriyaasha oo ka dhiga qolal. Ama waxay ilaalin karta guryaha. Gidaar waa dhismo ka samaysan dhagaxaan, caro iyo isku dhisyo kale kaasi oo difaac u ah dhisme aqal, guri, xaafad ama magaalo. Gidaarka ku wareegsan mee waxaa loo yaqaanaa Deyr.

Sidoo kale fiiri

Xigasho