Qolka cuntada

Ka Wikipedia

Qolka Cuntada (Af Ingiriis : dining room; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Qolka Qadada, waa qol ka mid ah qolalka dhismeha kaasi oo loo isticmaalo in lagu cuno cuntada.[1] Sida ka muuqata magacaba, qolkani waxaa loogu talogalay cunida raashinka noocyadiisa kala duwan, inkastoo loogu magacdaray qadada.

Hordhac

Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale.[2] Sida badan qolku waa mid ka mid ah unugyasa dhisme ee aqal ama dhisme guri ka kooban yahay. Tusaale ahaan, qolka fadhiga, qolka cuntada, qolka jiifka, qolka martida iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhacda hal qol mararka qaar kaligiis la diso kaasi oo ah aqal hal qol ah. [3]

Sharaxaad

Qol fadhiga

Dhamaan dhismaha aqalada iyo kuwa waaweyn waxay u sii qeybsamaan waaxyo yaryar oo ka samaysan qolal.[4][5] Qolku waa afargees ka samaysan dhagax, bir, muraayad, caro iyo wixii la mid ah ee loo isticmaalo dhismaha. Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[6]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 8 April 2009. Soo qaatay 9 November 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)http://www.bartleby.com/
  2. Corcoran, E., C. Nellemann, E. Baker, R. Bos, D. Osborn, H. Savelli (eds) (2010). Nuqul Archive (PDF). UNEP/GRID-Arendal. ISBN 978-82-7701-075-5. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-12-18. Soo qaatay 2017-06-18.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin) "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-12-18. Soo qaatay 2017-06-18.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. . Cronkite News Service http://cronkitenews.jmc.asu.edu/?p=315. Soo qaatay 2008-03-12.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Günther Garbrecht: "Wasserspeicher (Talsperren) in der Antike", Antike Welt, 2nd special edition: Antiker Wasserbau (1986), pp.51–64 (52)
  5. S.W. Helms: "Jawa Excavations 1975. Third Preliminary Report", Levant 1977
  6. Fulmer, Jeffrey. PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: