Jump to content

Titaaniyaam

Ka Wikipedia

Coordinates: 55°42′29.7″N 37°34′57.2″E / 55.708250°N 37.582556°E / 55.708250; 37.582556

Titaaniyaam

Titaaniyaam (Ingiriis: Titanium) calaamad Ti waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-labo. Curiyehan waa bir leh midabka Naxaasta oo leh cuf hooseeya iyo awood adag leh, isla markaasna u leh adkeeysi fiican daxalaysiga biyoha bada.

Titaaniyaamka waxaa markii ugu horeeysay helay saynisyahanka Ingiriiska ah William Gregor sanadkii 1791 asagoo ugu magac-daray sheekooyinkii Giriiga ee dagaalyahanadii Titanska.

Curiyahan waxaa laga helaa Oogo Dhulka ayadoo ah isku dhisyo macdan, sidoo kale waxaa laga helaa jidhka nooleha, biyoha, dhagaxaanta iyo caroda.

Maadaama Titaaniyaamtu leedahay isku dhis fal-gal firfircoon waxaa laga sameeyaa Jaandiga adayg badan oo miisaankiisu fudud yahay kaas oo loo isticmaalo dhisida Dayax Gacmeedka, Diyaaradaha dheereeya iyo gantaalada. Isku dhisyo badan oo curiyehan ah waxaa laga sameeyaa alaab badan sida: xamagta, warqadaha, qalabka dhismaha, gaadiidka, Telefonka gacanta IWM.

Taariikhda Titaaniyaamta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Atomka Titaaniyaamta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Titaaniyaamta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]