Liiska Afhayeenada Baarlamaanka Soomaaliya

Ka Wikipedia
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Kuwani waa Liiska Afhayeenada Baarlamaanka ee Soomaaliya. Waxaana ka mid ah midka hadda xilka haya ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cusman Jawaari.

Afhayeenka golaha sharci dajinta ee hore[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Waqtiga
Aadan Cabdulle Cusmaan 1956–1960

Af hayeenada golaha qaranka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Watiga
Axmed maxamed Basseey ? - 1965
Sheikh Mukthar Mohammad Hussein 1965–1969
Aan shaci ku salaynayn 1969 – ?
Sharmarke Maxamed Cabdulle ? - 1975

Gudoomiyaha joogtada ah ee Golaha shacabka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Waqtiga
Ismaaciil cali Abokor 1978 ? - ?
Maxamed Ibraain Axmed ? - ?
Xuseen Kulmiye Afrax 1987–1990

Af hayeenadii Kumeel gaarka ahaa iyo Dowladda federaalka kumeelgaarka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Waqtiga
Cabdalla Deeroow Issaaq 2000 – August 2003
Shariif Xasan Sheekh Aadan September 14, 2004 – January 17, 2007
Sheekh Aaden Maxamed Nuur January 21, 2007 – 2010
Shariif Xasan Sheekh Aadan May 25, 2010 – August 20, 2012

Af hayeenada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Waqti
Maxamed Cusman Jawaari August 28, 2012 – April 9, 2018

|- |Mohamed Mursal Sheikh Abdurahman |April 30, 2018 hadda jooga