Biciid

Ka Wikipedia
Biciid
Biciid lab ah oo ku dhaqan beerta xayawaanka.
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Adhaxlay
Gacalka: Naasley
Dirka: Bahda Goodirka
Bahka: Bovidae
Bahka hoose: Hippotraginae
Duulka: Biciid
de Blainville, 1816
Jaada

Oryx beisa Rüppell 1835
Oryx dammah Cretzschmar, 1827
Oryx gazella (Linnaeus, 1758)
Oryx leucoryx Pallas, 1766

Biciid

Biciid (Af Ingiriis : Oryx; Af Carabi : ar‎) waa xayawaan ku dhaqan duurka, kaasi oo ka mid ah bahda naasleyda ee ay qaraabada yihiin goodirka iyo deerada. Sida ugu badan biciidku waxaa asal ahaan laga helaa ilaa maantana aad ugu dhaqan yahay qaaradda Afrika.

Biciid waa nooc ka mid ah ugaarta. wuxuu leeyahay geeso dhaadheer. wuxuu u egtahay sida ri'da oo kale laakiin waa ka weyn yahay. Qabiil ka mid ah qabaa,ilka Soomaalida gaar ahaan woqooyiga ayaa la yidhaahdaa Biciide ayagoo loogu magac daray biciidka, maadaama biciidku yahay mid fara badan oo ku noolaan jirey Soomaaliya gaar ahaan gobolka Sanaag oo beeshani degan tahay.

Waa antelope saxare ah oo adag. Ugaarsatada ayaa dilay orgigii duurjoogta ahaa ee ugu dambeeyay ee ka badbaaday 1972-kii, laakiin waxaa mahad iska leh dad yar oo ku nool xayawaannada kala duwan, xayawaankan quruxda badan ayaa badbaaday. Hadda waxay si xor ah ugu wareegaysaa dhawr meelood oo la ilaaliyo oo ku yaal Jasiiradda Carabta.

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]