Ceerigaabo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Erigavo)
Ceerigaabo

Erigavo

عيرجابو
File:Erigavo, Somaliland .jpg
Ceerigaabo is located in Somalia
Ceerigaabo
Ceerigaabo
Location in Somaliland
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000
WadankaSomaliland
GobolkaSanaag
Tirada dadka
 • Dhammaan700,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
 • Xagaa (DST)[[UTC[1]]]

Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo; Af Carabi : ar‎) waa caasimada gobolka Gobolka Sanaag waxayna ku taalaa dalka Somalia, Magaaladaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 600 ilaa 700,000 oo qof.

Ceerigaabo waa magaalo ka mid ah magaloyinka ugu waweyn ee Somalida.

ceerigaabo waxay ku taalo meel aad u qurux badan ama deegaanka ay ceerigaabo kutaalaa waa deegaan aad u qurxoon, waana dhul aad u qabaw marka loo eego cimilada Somalia. Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo, Buurta Surad iyo Buurta siraadley oo iyadu kusii caan ah beeyada sida moxorka iyo maydiga burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee uguna dhadheer. Sidoo kale DOOXADA Dagaar iyo Degmada Gudmo-biyocas oo kamida meelaha ugu quruxda badan somalia kuna taala waqooyi galbeed ceerigaabo Magalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ku caan baxday bilicsami iyo cagaar.

ceerigaabo waa magaalo hormood u ah ilbaxnimada iyo xadaaradda waana magaalada ugu cimiladda fiican guud ahaa magaalooyinka somalida.

sidoo kale ceerigaabo waa caasimadda gobolka balaadhan iguna khayraad ka badan guud ahaa somaalia intay dagto waana gobol koobsaday Bari,Buuro,Bad.

ceerigaabo waa astaan u ah buuraha Caanka ah sida daallo, midhisho,tabca,calmadow,surrad iyo qaar kale oo badan.

qabiilada dega[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa muran madoon ah in Gobolka sanaag 58% degto Beesha Habaryoonis, gaar ahaan Muuse Ismaaciil lkn caasimada gobolka ceerigaabo gudaheeda waxaa deggan beelo kala duwan:

Habaryoonis 70%

Warsangeli : 15%

Habar Jeclo : 8%

Dhulbahante: 7%

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood --> Template:Laasasurad

magaalooyinka aan halka kamuuqan. Durduri- milxo- ulxeed- mashacaleed- moon- markad- xabaalshiikhcawl- anfoolax- habarhunbule- xarkadheere- qoyan- wardheer- gooraan-mindhicir- damalaxagare-shinbiraale- carmale- hadaaftimo- higladeero- gumar- rad- mindigale- cawsane- moqor- gacan- micada- awrbogays- fiqifuliye- sarmanyo- arda- dibqarax- jidaali- masagan- xabale camare- Wixii aan illaawe didi xasuusani haku darto.