Hiiraan
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Gobolka Hiiraan)
Hiiraan Hiiraan هيران | |
|---|---|
Meesha Hiiraan kaga taalo Soomaaliya. | |
| Wadanka | |
| Caasimada | Beledweyne |
| Dowlada | |
| • Duqa | Dabageed [1] |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Hiiraan (Af Ingiriis : Hiran, ) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka itoobiya
Degmooyinka gobolka Hiiraan
Degmooyin ka Gobalka Hiiraan waa 8 degmood waxa ayna kala Yihiin sidaan
- Beledweyne
- Buuloburde
- Ceel Cali
- Farlibaax
- Halgan
- Jalaqsi
- Matabaan
- Maxaas
Tixraac
- ↑ "Hiran Governor reiterates the battle against Al-Shabaab". Shabelle Media Network. 21 April 2014. Retrieved 11 July 2014.