Galguduud

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Galguduud
—  Gobol  —
waxay soomaaliya kaga taal ama.
Dhacdaa: 5°20′13″N, 46°37′13″E
Dalka  Soomaaliya
Xarunta Dhuusamareeb
Saacad EAT (UTC+3)

Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa bartamaha Soomaaliya.

Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo kaluumeeysi.

Degmooyinka gobolka Galguduud[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Degmooyinka rasmiga ah wixii ka horeeyay 1991gii waa

Deegaanada iy[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xamur

Bulaclle

Xaafadaha ay ka koooban tahay magaalo madaxda gobolka ee Dhuusa Mareeb[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Degmooyinka Gobolka Galguduud Calanka Soomaaliya
Caabudwaaq · Cadaado · Ceeldheer · Ceelbuur · Dhuusamareeb