Ceelhuur
Appearance
Ceelhuur ama Elhur waa magaalo Dhacda Badweynta Hindiya. Taarikkh ahaan Ceelhuur Waa Magaalo Fac Weyn, waxa ay dhisaneyd ka badan iilaa1800 dii.
- Magaalada Ceelhuur Sanad Walba waxaa ka dhaca kulan diimaad ku saabsan Siyarada Shiikh Gadaf Maxamud oo ahaa Shiikh Weyn oo aad looga Qadariyo Deegaanada Mudug iyo Galgaduud, Isla Markaan ay Sanadkiiba Mar ay yimaadaan Siyyradiisa.
- Sheikha magalada Waa Shiikh C/rashiid Shiikh Maxamed Cawale.oo Asaga aabihii ka dhaxlay Xirta manata uu ku haysto Magalada Ceelhuur ee Gobolka Mudug.
- Dowladii siyaad Bare Waxa ay ku howlanay in magaalada Ceelhuur ay u aqoonsado Dagmo ka dib Markii Saraakiil ka tirsan Kuwa Gobolka Mudug oo kormeer Ku yimid ay ku asteyaan magalo U qalanata Dagmo, Baaxada iyo Quruxda, iyo Ilaha dhaqaalo oo ay laadahay Awgeed.
Magaaladan waxaa daga beesha Reer Xaaji Saleebaan,Dashame, Obokor ,Rer Cali aadan
Waxaan kaso jeedo siyaasiyiin iyo abwaano caan ah sida
▪︎ raysul wasaare maxamed maxamuud guuleed (gacmadheere) oo reer cali aadan ah
▪︎ Sareeye Gaas ahmed sahal cali oo beesha rer cali aadan ah
▪︎Sareeye guuto cilmi sahal cali oo beesha rer cali aadan ah
▪︎xilidhibaan abdirahman odowaa oo beesha rer cali aadan ah
▪︎Wasiir abdirahman yuusuf xuseen al cadaala oo beesha rer cali aadan ah
▪︎ abwaan gorgor abdi oo beesha rer cali aadan ah
▪︎abwaan idiriis cabdi cabdullahi oo beesha rer cali aadan ah