Jump to content

Qaydara

Ka Wikipedia

Qaydaro waa magaalo kutaala bariga gobalka Mudug, waxay Gaalkacyo u jirtaa 125km waxayna Hoos Timaada Degmada Towfiiq Ee Gobolka Mudug Puntland Qaydaro waxay daris latahay oo ay 30km u jirtaa magaalada Degmada Towfiiq

Degitaanka ama Deegamaynta Magaaladan wakhti Dhow ayaa La Deegaameeyey 2009 ayay Qoyskii ugu Horeeyey Degeen.

Waxay dhacdaa dhanka bari ee Gobolka mudug Dhulka Caduunka Loo Yaqaan Gaar ahaan Dooxada Golol

Waxaa daga oo u badan beesha Cabdi ciise ee Cumar maxamuud Majeerteen

Dhaqaale ahaan Magaaladu waxay Ku Tiirsan tahay Xoolaha Nool Siiba Idaha oo aad Looga Dhaqdo Deegaanada Caduunka Badankii oo Magaaladu Ku taal, Mana Laha wax Beero ah