Qurbajoogta Soomaaliyeed
| Thiinada guud ee dadka | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| c.: 20-25 (1–1.5) malyan | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
| Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
| Jasiiradda Carabta, Yurub, Woqooyiga Ameerika, Koonfur Afrika, Ooshiyaaniya | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|langs = Af-Soomaali (afka hooyo), Af-Carabi (luqada labaad ee Soomaaliya iyo Jabuuti); afaf kala duwan ee Yurubeed (luqadaha shaqada) |rels = Islam }} Qurbajoogta Soomaaliyeed waxaa loola jeedaa Soomaalida joogta daafaha aduunka una leh dhaqan oo aan la dagin koox isirkooda ahayn. dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya wuxuu aad u kordhiyay tirada qurbajoogta, sidoo kale waxay sababtay in ay u baxaan Soomaaliweyn dhankaas iyo Bariga dhexe, Yurub iyo Woqooyiga Ameerika. Laakiin Soomaali badan ayaa qurbojoog ahaa xitaa ka hor dagaalka Sokeeye, iyaga oo shaqo iyo waxbarashaba u aaday dalalka Carabta, si gaar ah Sacuudiga, Talyaaniga iyo Ingiriiska Deegaanka Cardiff[18] ee Ingiriiska waxaa uu muddo dheer hoy u ahaa Soomaali qurbojoog ah oo halkaa yimid wax badan ka hor xornimada Soomaaliya ee 1960dii.
Kala firdhad caalami ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Soomaalidu waxay ku kala firirsantahay dibadda si aan la hubin, taasoo u sabab ah iskumilanka u dhexeeya tirada qawmiyadda Soomaaliyeed iyo tirada muwaadiniinta Soomaaliya. Inta ugu badan ee Soomaalida haajirtay ee qurbajoogta u haajiray si qaxootinimo ah iyo magangalyo-doon, ilaa waqtigaas in badan oo ka mid ah waxa ay heleen degganaasho rasmi ah ama dhalashada. Guud ahaan, dadka asalkoodu yahay qawmiyadda soomaalida ioo adduunka soo-galootiga ka ah tiro ahaan waxaa lagu qiyaasaa 1,010,000 qof, ku dhawaad 300,000 deggan Bariga iyo Koonfur Afrika, 250,000 Woqooyiga Ameerika, 250,000 Yurub, 200,000 Bariga Dhexe, iyo 10,000 in Ooshiyaaniya.[19]
Isbarbardhigga, tirada qaxootiga ka yimid Soomaaliya una diiwaan gashan UNHCR waa ku dhawaad 975,951 qof. Dadkaas inta ugu badan waxaa laga diiwaan galiyay Egypt (413,170), Yemen (253,876), and Ethiopia (250,988).[20] Sida ay la tahay USAID, inta badan meelahaas barakacayaasha waa meelaha u dhaw dhulka ay degaan Jareer Soomaali iyo kuwa laga tirada badanyahay. Sidaas daraadeed, qaybtaan waa laga saaraa qurbajoogta Soomaalida.
Yurub
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ingiriiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waa halka ay ku nool yihiin tirada ugu badan qurbojoogta Soomaaliyeed ee Yurub
Finland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa ay Soomaalidu bilowday imaanshaha dalkan wixii ka dambeeyay 1991 laakiin Soomaali badan waxa ay u arkaan inay tahay meel lagu meel gaaro iyada oo qorshahoogu yahay inay uga gudbaan dalalka kale ee Yurub.
Holland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Holland waa ku nool Soomaali aad u badan oo qaxootinimo ku tagay halkaas wixii ka dambeeyay 1991. Gabadha aad u dhaliisha Islaamka, Ayaan Xirsi ayaa ka mid ah Soomaalida qaxooti ahaanta ku tagay Holland.::.
Woqooyiga Ameerika
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
United States
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qurbojoogta Soomaalida ee Mareykankan ka ugu badan waxa ay ku nool yihiin Minnesota, iyada oo Ilham Cumar ay hadda u tartamayso kursiga xildhibaannimo ee deegaankaas.:.
Kanada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kanada waa ku nool Soomaali aad u badan. Axmed Xuseen oo Soomaali ah ayaa hadda ah wasiirka Socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxotiga ee Kanada, Canada.
Bariga Dhexe
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Soomaalidu waxa ay Barriga Dhexe ku noolaayeen kahor “Dagaalkii Sokeeye”. Waxa ay dalalka carabta u aadi jireen shaqo iyo aqoon-doon.
Afrika (Qaaradda):
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Soomaali badan ayaa ku nool dalalka kale ee africa badankood sida:
Egypt (251,170);
Ethiopia; (251,560)
Sudan; (205,431) and
South Africa: (2001,671).:
Shirarka Af-soomaaliga
[wax ka badal | wax ka badal xogta](Yurub): Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali[21]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ [http://www.hiiraan.com/news2/2006/nov/ontario_municipal_election_somali_canadian_prospective.aspx[xiriiriye dhintay] Ontario Municipal Election: Somali Canadian Prospective; *N.B. 44,995 individuals reported Somali ethnicity in 2011 National Household Survey - c.f.<
- ↑ Stacan.GCC.ca
- ↑ Ethnologue United Arab Emirates
- ↑ article=1034&context=bildhaan Shire Saad „A. Transactions with Homeland: Remittance”Bildhaan: *N.B. Somali migrant population, Middle East including Yemen
- ↑ Anzahl der Ausländer in Deutschland nach Herkunftsland
- ↑ Population of the United Kingdom by Country of Birth and Nationality - Office for National Statistics
- ↑ Statistics Sweden - Foreign-born and born in Sweden[xiriiriye dhintay]
- ↑ Jinnah Zaheera, Making Home in a Hostile Land: Understanding Somali Identity, Integration, Livelihood and Risks in Johannesburg, J Sociology Soc Anth, 1 (1-2): 91-99 (2010) KRE Publishers
- ↑ CBS StatLine - Population; sex, age, origin and generation, 1 January
- ↑ StatBank Denmark, tatbank.dk
- ↑ IOM - Finland[xiriiriye dhintay]
- ↑ Table 5. Ancestry by State and Territory of Usual Residence, Count of persons - 2016(a)(b) Australian Bureau of Statistics
- ↑ https://web.archive.org/web/20181123000332/http://demo.istat.it/str2016/. Archived from the original on 2018-11-23. Retrieved 2017-08-07.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Statistik Austria
- ↑ Jan Hertogen, Inwoners van vreemde afkomst in België
- ↑ https://web.archive.org/web/20160317153257/http://www.stats.govt.nz/Census/2013-census/profile-and-summary-reports/ethnic-profiles.aspx?request_value=24790&parent_id=24761&tabname=#24790. Archived from the original on 2016-03-17. Retrieved 2016-08-19.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Population Usually Resident and Present in the State who Speak a Language other than English or Irish at Home 2011 to 2016 by Birthplace, Language Spoken, Age Group and CensusYear - StatBank - data and statistics, www.cso.ie, 2017-07-12
- ↑ Deegaanka Cardiff
- ↑ Shire Saad A. 92 Transactions with Homeland: Remittance
- ↑ https://web.archive.org/web/20170628165215/http://data.unhcr.org/horn-of-africa/regional.php. Archived from the original on 2017-06-28. Retrieved 2016-08-19.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ (Ameerika): Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali
Raadraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Bjork, Stephanie R and Kusow, Abdi M, From Mogadishu to Dixon: The Somali Diaspora in a Global Context, (Africa World Free Press, 1997)
Linkiyo banaanka ka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Reassessing what we collect website - Somali London History of Somali London with objects and images
- All articles with dead external links
- Articles with dead external links from Bisha Tobnaad 2023
- Articles with invalid date parameter in template
- Articles with dead external links from Bisha Laba iyo Tobnaad 2021
- CS1 errors: unsupported parameter
- CS1 errors: missing title
- CS1 errors: bare URL
- Qawmiyadda Soomaaliyeed
- Bulshada Soomaaliyeed
- Qurbajoogta Soomaaliyeed