ISO 3166-2:SO

Ka Wikipedia

ISO 31166-2:SO waa qayb u gaar ah dawladda Soomaaliya ee ISO 3166-2, waana qayb ka mid ah halbeegga ISO 3166 ay faafisay Ururka calamiga ee midaynta qiyaasta (ISO), kaasoo laguna yaqaan summadda magacyada qaybaha muhiimka ah (sida gobollada, jihooyinka, ama maamul goboleed ) dhammaan dalalka ee Summad ISO 3166-1.[1]

Waxa ay ka kooban tahay summad kasta laba qaybood ee kala go'an ee xiriira. Qaybta koowaad waa SO, waa summad iyo ISO 3166-1 alpha-2 ee dal. Laakiin qaybta labaad waa wax ah xaraf ama laba xaraf waxaana loo suntaa qaybinta laamaha ama waaxaha.

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Furaha jira[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qaybinta magacyada sida ISO 3166-2 heerka caalamiga ah ee ISO 3166 wakaaladda (ISO 3166/MA).

Guji botoonka.

Furaha Qaybinta magacayada
SO-AW Awdal
SO-BK Bakool
SO-BN Banaadir
SO-BR Bari
SO-BY Baay
SO-GA Galguduud
SO-GE Gedo
SO-HI Hiiraan
SO-JD Jubbada Dhexe
SO-JH Jubbada Hoose
SO-MU Mudug
SO-NU Nugaal
SO-SA Sanaag
SO-SD Shabeellaha Dhexe
SO-SH Shabeellaha Hoose
SO-SO Sool
SO-TO Togdheer
SO-WO Woqooyi Galbeed

Linki dibedda ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . 2015-07-04.  Barameter aan la aqoon |ural= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin);