Aqal Soomaali

Ka Wikipedia

Aqal Soomaali, Buul, Buulo' Hoori waa aqal dadan oo asal ahaan dadkii hore ee Soomaalidu dhisan jireen;

gaar ahaan reer guuraagu ay dhistaan. 

Sida caadiga ah waxaa aqal Soomaaliga laga sameeya dhigo, loolal, raro , aamo , ududbo iyo xadhko. waa aqal rarmi kara oo furfurmi kara oo kolba halkii looguurayo loo rarto. Dhulalka miyiga soomaaliya ayaa laga dhista aqal somaaliga.

waxaana loo dhisa hab fuduud oo sahlaya in hadhow dib loo furfuro.

Caadi ahaana waxaa ugu horeya dhigaha waxaan ku xiga udbaha ka dib ayaa inta kale lagu xidha. loolka,heeryaha,xariir ayaa hoosta ka dibna lagaaga xidha. 

Aakhrina albaabka ayaa loo sameya hal iyo laba albaaba waa loo sameya waxaan la dhah kabad waxaan loo qaybiya 3 qaybo oo kala ah 1 Laba daryaale “Aqalka arooska 2.Guri xaas “Aqalka shan iyo wixii ka badan ay ku noolyihiin” 3.Ganbis “ Aqal soomali u samaysan qaabka Mutulaha”

aqal soomaali ma qal baa war naga daaya oo daaro waawayn noo dhisa