Jump to content

Gawaan (degaan)

Ka Wikipedia
Gawaan
Dagmo
Dalka Somalia
GobolkaMudug
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Gawaan ama Gawaan dheere waa dagmo Aad U Balaaran Waxana Hoos Yimaada Dhoor Deegaan.

1. Laam Xarar 2. Qaaranroow 3. Saqiiro 4. Ceelka Sarmaaned 5. Birta Shiilood iyo Deegano Kale. Waxa Ayna Dhacdaa koofur bari Gobolka Mudug ee Soomaliya.

Dagmada Gawaan Dadka Dagan Waxa Ay Caan Ku Yihiin Dhaqashada Xoolaha Sida: Geela / Loda Iyo Ariga Iyo Tabcashada Beeraha Xili Roobadka.

Waxa Kale Ee Caan Ku Tahay Cimilo Qaboob Waxana Ku Hareereesan Boholo Ama Haadaamo Aad U Waaweyn Kuwaasoo Dalxiis Ay U Adaan Dadka Ku Cusub Magalada.

Dadka Dagan Waxa Lagu Qiyaasaa 4,000 - 5,000 Oo Qof.

Degaankan sida ka muuqata magaciisa waa dhul adag oo aad u sareeya, waxaa laga arki karaa Hobyo iyo badweynta hindiya, oo u jira 30km bari

waxaa dega soomaalida gobolada dhexe, siiba beesha sacad ee Habar Gidir, hawiye

Waxa kale oo ku badan qabiilka abgaal iyo duduble

wuxuu u Dhaqtar yahay baydhabo Waana dhul aad u baladhan oo aad u wayn