Oodwayne
(Waxaa laga soo toosiyay Oodweyne)
Jump to navigation
Jump to search
Oodweyne waa magaalo ku taalo dalka Somaliland, waxayna ku taala badhtamaha wadada Hargeysa iyo Burco. Magaalada waxaa dagan, dad lagu qiyaaso 300,000 oo qof. magaalada waxaa ku wareega, buuro iyo meela biyo degaan ah. Gobolku wuxu sido kale caan ku yahay dhul daqsineed iyo beero labadaba.
Oodweyne | |
---|---|
Magaalo | |
Coordinates: 9°24′N 45°4′E / 9.400°N 45.067°ECoordinates: 9°24′N 45°4′E / 9.400°N 45.067°E | |
Dalka |
![]() |
Gobolka | Daadmadheedh |
Degmada | Oodweyne |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 450,031 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |