Siri Lanka

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Siri Laanka)
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Sri Lanka.svg
LocationSriLanka.png

Siri Lanka Luqada Tamil-kal இ ல ங ் க ை ؛ waa wadan jasiirad ah oo ku taalo Badweynta Hindiya. waxey daris la tahay dalka Hindiya.Caasimada wadanka waa Kolonbo. Siri lanka waxey mudo dheer ku jirtay dagaalo sokeeyo oo u dhaxyay shacabka wada dadagan dalka.Waxaana u sabab eheed in qolada timiilka looyaqaaao ay rabtay in ay gooni u goosato.Dagaalkaasi waxa uu bilaawday sandakii 1983.Inkasta oo xiligan laga raayay jabhadii tiimelka.Hada wadanka sirilanka waxaa loo moodaa in ay degantahay.laakiin waa dal ay aad iyo aad u aafeeyeen dagaalo sokeeye oo daba dheeraaday.In ka badan 100.000 oo qof ayaa dibadaha ugu yaacay dalkaas.kumanaana way ku baabaeen

Commons
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro


Dalalka Aasiya Qaarada Aasiya
Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale