Bangaladhesh

Ka Wikipedia
Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh
বাংলাদেশ
Heesta qaranka: "Amar Sonar Bangla" (Af-Bangladesh)
"My Golden Bengal"


March: "Notuner Gaan"
"The Song of Youth"[1]

  • Seal of the Government of Bangladesh
Location of Bangaladhesh
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Dhaka
Luqadaha rasmiga ah Bengali[2]
Qaybaha qoomiyedaha (2011[3])
Dadka Bangladeshi
Xukunka Unitary parliamentary republic
 -  President Abdul Hamid
 -  Prime Minister Sheikh Hasina
 -  House Speaker Shirin Chaudhury
 -  Chief Justice Syed Mahmud Hossain
Sharci dejinta Jatiya Sangsad
 -  East Bengal 14 August 1947 
 -  East Pakistan 14 October 1955 
 -  Independence 26 March 1971 
 -  Recognized 16 December 1971 
 -  Constitution 4 November 1972 
Baaxad
 -  Guud ahaan 147,570[4] km2 (92nd)
56,992.54 sq mi 
 -  Biyo (%) 6.4
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 169,356,251[5][6] (8th)
 -  2011 Tirakoob 149,772,364[7] (8th)
 -  Mugga Dadka 1,106/km2 (10th)
2,864.5/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $751.949 billion[8] (31st)
 -  Qof qof $4,561[8] (139th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $357.817 billion[8] (43rd)
 -  Calaa qof $1,754[8] (148th)
Qaybsiga (2010)32.1[9] (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.579[10] (medium / 139aad)
Lacagta Taka () (BDT)
Waqtiga BST (UTC+6)
Taariikhda
  • dd-mm-yyyy
  • BS দদ-মম-বববব (CE−594)
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +880
Furaha Internetka .bd
.বাংলা
Website
bangladesh.gov.bd
Bangaladhesh

Bangaladhesh (Bengali: বাংলাদেশ; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh waa wadan ku yaalo Koonfurta Aasiya. wadanka markiisa hore waxaa ladhihi jiray Baribakistaan waxii kahoreeyay 1971. wadanka waxoo xuduud la leeyahay, wadanka Hindiya oo ka xigta galbeedka,waqooyiga iyo bariga, wadanka Burma waxoo ka xigaa bariga, koonfuta neh waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.

Bangladhesh waxa ay xoriyada ka qaadatay dalka Bakistaan sanadku markuu aha 1971, ka dib dagaal dheer oo ay wadeen kooxda goolwadayaasha Bangladhesh.

Bangladhesh waa wadan dhaqaale ahaan aad u liita waxaa jira dadyoow ka soo jeeda wadankan oo ku firdhamay aduunka. Dalka Jamhuuriyada Bangladhesh waxa uu kamid yahay dalalka ku yaala qaarada Asiya waxana uu xuduud la wadaaga dalalka ay kamid yihiin Hindiya, Burma iyo Nabal. Dhinaca koonfureedna waxa uu xuuduud kala wadaaga Badwaynta Hindiya. Waana mid kamid ah wadamada la yidhaa koonfur bari Asiya.Caasimadda dalka Bangladhesh waxa la yidhaa Dhaka.


Bedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhulka uu ku fadhiyo dalka Bangaladhesh waa 55,598.71 oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 144,000.00 oo (kiilimirir laba jibaaran). Bangaladhesh waxa uu ku dhowyahay bedka gobolka (Wisconsin) ee dalka Maraykanka.

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka reer Bangaladhesh waxa ay tiradoodu kor u dhaafataa 163-milyan oo ruux, waana tirakbookii laqaaday sanadkii 2017-kii.

Afka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada maxaliga ah ee Bangla waxana soo raacda luuqada ingiiska oo ah afka dalkii gacanta ku hayay Bangaladhesh xiligii gumaysiga. Diinta:Diimaha laga aaminsan yahay gudaha dalka Bangaladhesh waxa ugu badan dadka haysta diinta Islaamka oo gaadhaya 83%, halka diinta Hinduugu ay dadka haystaa gaadhaan boqolkiiba 16%, dadka soo hadhayna waxa ay hasytaan diimo kale. Cimriga: Rajada nolosha ee dadka ku dhaqan dalka Bangaladhesh ayaa waxa ay celcilis ahaan gaadhaan 60-sano oo ragg iyo dumarba ah.

Dawlada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dawladda dalka Bangaladhesh waa dowlad Baarlamaani ah (parliamentary democracy). Lacagta: Lacagta laga isticmaalo dalka waxa la yidhaa taka (Tk).

Warshadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dalka Jamhuuriyada Bangaladhesh waxa uu hodan ku yahay warshadaha waxana kamid ah waxayaabaha ay soo saaraan warshadadaha ku yaal Bangaladhesh, dharka, waraaqaaha, sonkorta, cudbiga, sibidhka, laydhka iyo qayb kamid ah Technolig-yada.

Magaloka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Vista de Dhaka.

beeraha waxa si balaadhan looga beeraa midho badan oo uu ugu horeeyo geedka caanka ka ah qaarada Eshiya ee Bariiska. Waxa kale oo ka baxa beeraha dalka Bangaladhesh Shaaha, Qamadiga, Sonkor- khaanka, Tubaakada, khudrada, iyo saliida.

Xoolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa laga dhaqdaa dalka Bangaladhesh xoolo kala duwan waxana jira goobo lagu xaananeeyo digaaga. Dhulka la istimcaalo ee dalka Bangaladhesh waa boqolkiiba 73% kamid ah cabirka guud ee dalka.

Khayraadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Khayraadka dabiiciga ah ee Bangaladhesh Gaaska dabiiciga ah, Geedka timber-ka iyo dhuxul dhagaxda.

Xubinka Tahay[wax ka badal | wax ka badal xogta]






Waddnamha Degaan Bangaladhesh[wax ka badal | wax ka badal xogta]





Sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Ministry of Civil Aviation & Tourism. Waxaa laga kaydiyay the original 28 Bisha Laba iyo Tobnaad 2016. Soo qaatay 28 Bisha Lixaad 2018. In 13 January 1972, the ministry of Bangladesh has adopted this song as a national marching song on its first meeting after the country's independence.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |archive-date= (caawin)
  2. "Article 3. The state language". bdlaws.minlaw.gov.bd. Ministry of Law, The People's Republic of Bangladesh http://bdlaws.minlaw.gov.bd/sections_detail.php?id=367&sections_id=24550. Soo qaatay 1 February 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. জানুন [Discover Bangladesh]. National Web Portal of Bangladesh. Soo qaatay 13 February 2015. 
  4. "Nuqul Archive" (PDF). Directorate General of Health Services (DGHS). p. 13. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 13 Bisha Lixaad 2017. Soo qaatay 11 September 2017.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  5. population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. population.un.org (XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Data Archived Sebteembar 4, 2011 // Wayback Machine Archived 4 Sebteembar 2011 at the Wayback Machine. Census – Bangladesh Bureau of Statistics.
  8. 8.0 8.1 8.2 8.3 . IMF http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2018/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=21&pr.y=6&sy=2016&ey=2023&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=513&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. La keydiyay asal ahaan 9 February 2015. Soo qaatay 2 March 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. (PDF). United Nations Development Programme. 2016 http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 6 April 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/e/European_Union.htm Archived Agoosto 19, 2022 // Wayback Machine
  12. https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/u/United_Nations.htm Archived Luuliyo ama Luulyo 7, 2022 // Wayback Machine
  13. https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/p/People%2527s_Republic_of_China.htm Archived Luuliyo ama Luulyo 22, 2022 // Wayback Machine