Bangaladhesh
Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh বাংলাদেশ | |
|---|---|
| Heesta qaranka: "Amar Sonar Bangla" (Af-Bangladesh) "My Golden Bengal" | |
| Caasimadda iyo Magaalada ugu weyn | Dhaka 23°42′N 90°21′E / 23.700°N 90.350°E |
| Luuqadaha rasmiga ah | Bengali[2] |
| Qaybaha qowmiyadaha (2011[3]) | |
| Diinta (2011[4]) |
|
| Dadka | Bangladeshi |
| Dawladda | Unitary parliamentary republic |
| Maxamed Shahaabudiin | |
| Maxamed Yuunus | |
| Shirin Chaudhury | |
| Syed Mahmud Hossain | |
| Sharci-dejinta | Jatiya Sangsad |
| 14 August 1947 | |
| 14 October 1955 | |
| 26 March 1971 | |
| 16 December 1971 | |
| 4 November 1972 | |
| Bedka | |
• Wadarta | 147,570[5] km2 (56,980 sq mi) (92nd) |
• Biyo (%) | 6.4 |
| Dadka | |
• Qiyaastii 2021 | 169,356,251[6][7] (8th) |
• Tiro-koobkii 2011 | 149,772,364[8] (8th) |
• Cufnaanta | 1,106/km2 (2,864.5/sq mi) (10th) |
| Wax soo saar (PPP) | Qiyaastii 2018 |
• Wadarta | $751.949 billion[9] (31st) |
• Qofkiiba | $4,561[9] (139th) |
| Wax soo saar (magac ahaan) | Qiyaastii 2018 |
• Wadarta | $357.817 billion[9] (43rd) |
• Qofkiiba | $1,754[9] (148th) |
| Qaybsiga (2010) | 32.1[10] sinnaan la'aan dhexdhexaad ah |
| Kobaca (2015) | dhexdhexaad (139aad) |
| Lacagta | Taka (৳) (BDT) |
| Saacadda | UTC+6 (BST) |
| Qaabka taariikhda | |
| Koodhka wicitaanka | +880 |
| Furaha Internetka | .bd .বাংলা |
Websaydhka bangladesh.gov.bd | |

Bangaladhesh (Bengali: বাংলাদেশ; Af Carabi: بنغلاديش) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh waa wadan ku yaalo Koonfurta Aasiya. wadanka markiisa hore waxaa ladhihi jiray Baribakistaan waxii kahoreeyay 1971. wadanka waxoo xuduud la leeyahay, wadanka Hindiya oo ka xigta galbeedka,waqooyiga iyo bariga, wadanka Burma waxoo ka xigaa bariga, koonfuta neh waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.

Bangladhesh waxa ay xoriyada ka qaadatay dalka Bakistaan sanadku markuu aha 1971, ka dib dagaal dheer oo ay wadeen kooxda goolwadayaasha Bangladhesh.
Bangladhesh waa wadan dhaqaale ahaan aad u liita waxaa jira dadyoow ka soo jeeda wadankan oo ku firdhamay aduunka. Dalka Jamhuuriyada Bangladhesh waxa uu kamid yahay dalalka ku yaala qaarada Asiya waxana uu xuduud la wadaaga dalalka ay kamid yihiin Hindiya, Burma iyo Nabal. Dhinaca koonfureedna waxa uu xuuduud kala wadaaga Badwaynta Hindiya. Waana mid kamid ah wadamada la yidhaa koonfur bari Asiya.Caasimadda dalka Bangladhesh waxa la yidhaa Dhaka.
Bedda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhulka uu ku fadhiyo dalka Bangaladhesh waa 55,598.71 oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 144,000.00 oo (kiilimirir laba jibaaran). Bangaladhesh waxa uu ku dhowyahay bedka gobolka (Wisconsin) ee dalka Maraykanka.
Dadka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dadka reer Bangaladhesh waxa ay tiradoodu kor u dhaafataa 163-milyan oo ruux, waana tirakbookii laqaaday sanadkii 2017-kii.
Afka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada maxaliga ah ee Bangla waxana soo raacda luuqada ingiiska oo ah afka dalkii gacanta ku hayay Bangaladhesh xiligii gumaysiga. Diinta:Diimaha laga aaminsan yahay gudaha dalka Bangaladhesh waxa ugu badan dadka haysta diinta Islaamka oo gaadhaya 83%, halka diinta Hinduugu ay dadka haystaa gaadhaan boqolkiiba 16%, dadka soo hadhayna waxa ay hasytaan diimo kale. Cimriga: Rajada nolosha ee dadka ku dhaqan dalka Bangaladhesh ayaa waxa ay celcilis ahaan gaadhaan 60-sano oo ragg iyo dumarba ah.
Dawlada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dawladda dalka Bangaladhesh waa dowlad Baarlamaani ah (parliamentary democracy). Lacagta: Lacagta laga isticmaalo dalka waxa la yidhaa taka (Tk).
Warshadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dalka Jamhuuriyada Bangaladhesh waxa uu hodan ku yahay warshadaha waxana kamid ah waxayaabaha ay soo saaraan warshadadaha ku yaal Bangaladhesh, dharka, waraaqaaha, sonkorta, cudbiga, sibidhka, laydhka iyo qayb kamid ah Technolig-yada.
Magaloka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]


beeraha waxa si balaadhan looga beeraa midho badan oo uu ugu horeeyo geedka caanka ka ah qaarada Eshiya ee Bariiska. Waxa kale oo ka baxa beeraha dalka Bangaladhesh Shaaha, Qamadiga, Sonkor- khaanka, Tubaakada, khudrada, iyo saliida.
Xoolaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxa laga dhaqdaa dalka Bangaladhesh xoolo kala duwan waxana jira goobo lagu xaananeeyo digaaga. Dhulka la istimcaalo ee dalka Bangaladhesh waa boqolkiiba 73% kamid ah cabirka guud ee dalka.
Khayraadka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Khayraadka dabiiciga ah ee Bangaladhesh Gaaska dabiiciga ah, Geedka timber-ka iyo dhuxul dhagaxda.
Xubinka Tahay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- IMF*`
- Bankiga Aduunka* *
- Qaramada Midoobay* *`
Daadka Degaan Bangladesh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Pakistan 3000+
Jordan 200+
Saudi Arabia 100+
Australia 200+
Sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "NATIONAL SYMBOLS→National march". Bangladesh Tourism Board. Bangladesh: Ministry of Civil Aviation & Tourism. Archived from the original on 28 Bisha Laba iyo Tobnaad 2016. Retrieved 28 Bisha Lixaad 2018.
In 13 January 1972, the ministry of Bangladesh has adopted this song as a national marching song on its first meeting after the country's independence.
{{cite web}}: Check date values in:|access-date=and|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Article 3. The state language". The Constitution of the People's Republic of Bangladesh. Ministry of Law, The People's Republic of Bangladesh. Retrieved 1 February 2017.
{{cite book}}:|website=ignored (help) - ↑ জানুন [Discover Bangladesh] (in Bengali). National Web Portal of Bangladesh. Retrieved 13 February 2015.
{{cite web}}: Invalid|script-title=: missing prefix (help) - ↑ Cite error: Invalid
<ref>tag; no text was provided for refs namedবাংলাদেশ - ↑ "Health Bulletin 2016" (PDF). Directorate General of Health Services (DGHS). p. 13. Archived from the original (PDF) on 13 Bisha Lixaad 2017. Retrieved 11 September 2017.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ ""World Population Prospects 2022"". population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. Retrieved July 17, 2022.
- ↑ "World Population Prospects 2022: Demographic indicators by region, subregion and country, annually for 1950-2100" (XSLX). population.un.org ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. Retrieved July 17, 2022.
- ↑ Data Archived Sebteembar 4, 2011 // Wayback Machine Archived 4 Sebteembar 2011 at the Wayback Machine. Census – Bangladesh Bureau of Statistics.
- 1 2 3 4 "Bangladesh". World Economic Outlook Database. IMF.
- ↑ "Gini Index". World Bank. Archived from the original on 9 February 2015. Retrieved 2 March 2011.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Human Development Report 2016" (PDF). United Nations Development Programme. 2016. Retrieved 6 April 2017.