Jump to content

Af Urur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Afurur)
Af Urur
GobolBari
MagaaloBoosaaso
La aasaasay1918
Dadka
  Wadarta
20,000
Aagga waqtigaEAT

Af Urur Waa tuulo ku taalo Buuraha Golis waa deegaan aad u balaaran oo leh wax soosaar kala duwan, Tuulada Afurur waxaa ku nool dad aan tiro ahaan yareen, Waxaa ku yaala Saldhig weyn oo ciidamada Difaaca Puntland Leeyihiin. Waana goob Muhiim u ah difaaca guud ahaan woqooyi bari & Woqooyi galbeed ee Soomaaliya. Deegaanka iyo nawaaxigiisaba waxaa Degan Beesha Tiinle.[1]

Af Urur waxaa asaasay bulshada beesha Tiinle xili aad u horeeyay.