Abgaal

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Abgaal
(ابجال Abgal)
General Daauud.gif H.E. Mr Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia (cropped).jpg Nuur Xasan Xuseen.jpg Sharif Sheikh Ahmed, 12th AU Summit, 090202-N-0506A-337-2.jpg
General Daauud, Xasan Sheekh Maxamuud, Nuur Xasan Xuseen, Sheekh Shariif Axmed
Tirada guud ee dadka
2,988,231
Meelaha ay ku badan yihiin
Soomaaliya 1,700,301
Kenya 50,385
Sacuudi Carabiya 20,000
Talyaaniga 1,212
Ingiriiska 2,500
USA 3,490
Aduunka kale 1,142,343
Luqada

soomaali

Diinta

Muslim

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye

Xigasho
Qabiilada]

Abgaal waa beel hoosaad ka mid ah beelweynta Mudulood ee Hawiye. Beesha waxay dagtaa Gobollada kala ah Mudug, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Banaadir, Shabeellaha Hoose , Jubbada Dhexe.iyo jubbada hoose. Sidoo kale waxay degtaa gonolka loo yaqaan Soomaali Galbeed ee hadda loo bixiyey DDSI Beesha Abgaal waa beel kamid ah beelaha ugu tirada badan soomaalida, waxeyna aad ugu badan yihiin degaanada shabellaha dhexe iyo Xamar taasoo ay aaminsanyihiin in ay tahay meel ay iyagu leeyihiin.

Wáxa ay caan ku yihiin derisnimada iyo Martisoorka waxaana horay loo dhahay "Allaylahe Dad Lama Caasiyee Daris Abgaalaa Leh"

Abgaal waxay lahaan jireen wax lagu magacaabo Imaam kaasoo xukumi jiray kana dambayn jireen Imaam Yacquub 900 – 1870 CD, muqdisho, waxaa xukumi jiray nin la'oran jiray yaquub oo ahaa abgal cisman (Imaam Yacquub iyo imaanada soo arya oo dhan besha abgaal) 1870-1960 sano ayuu heestay mogdisho ilaa daganka abgaal

Abgaal Qaybaha
1- Harti Abgaal Ciise Harti,Owbakar, Agoonyar, Warsangali, Habar Nugaal, Yaber Maxamad, Cabadlla Caroone.
2- Wacbuudhan Abgaal Daa’uud, Kabaale, xuseen yoonis, Galmaax yoonis.

IGalmaax Yoonis 1 Cumar Galmaax (Celi iyo Mataan), 2 Cabdule Galmaax, 3 Yuusuf Galmaax (Maxamed Muuse)

3- Warculus Abgaal (Waceysle) Haarun Waceysle, Jibraa'iil Waceysle, Absuge, Macalin Dhiblaawe, Cali Gaaf, Dhagawayne, Cabdiraxmaan, Faqay.