Mareexaan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Marehan (Mareexaan)
مريحان
Tirada guud ee dadka
2,000,000 to 2,500,000 (1950s est.) [1]
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somalia

[2]

 Ethiopia[2]
 Yemen[2]
 Kiinya[2]
Template:Country data Great Britain[2]
Template:Country data US[2]
Luqada

Somali and Arabic

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Mehri, Facaayo Sade, Sade (clan) and other Darod groups.

Qabiilka English: Marehan (Af-Soomaali: 'Mareexaan', Af-Carabi: مريحان, Marehan bin Axmed bin Cabdiraxmaan bin Ismaaciil bin Ibraahim al Jaberti) waa Somali clan. Waa mid ka mid ah qabiilada laan dheerka ee Daarood, oo sii ah Sade midowga

Intiisa badan Mareexaan wuxuu ku noolyahay gobollada Jubbada Hoose, Gedo and Jubbada Dhexe (gobolka) ee koonfurta galbeed Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed ama Ogaden, iyo dhanka xaduud beenaadka North Eastern Province.

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hadal hays ama qoraalkii ugu horeeyay waxaa so xigtay fidinta Masiixiga garbaka Katooliga ee Jesuit Jerónimo Lobo, kaas oo isku dayay inuu lug ku galo Itoobiya isaga oo kor iyo waqooyi u soo raacay Jubba River sanadkii 1624. Wuxuu bartay qoom la yiraah Maracatos, kaas oo dhuljeexii C.F. Beckingham uu ku xaqiijiyay Mareexaan, markii dambana ay ku go'aamiyeen qiyaasta iyo xaqiijinta inay isku yeesheen Qabiil Soomaali .[3]

Suldanadii Mareexaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qarnigii 17aad ilaa 18aad, Saldanada Mareexaan waxay ku baahsanayd bartamaha Webiga Jubba laga soo bilaabo Baardheere, Luuq ilaa gobollada dhexe. Mareexaan Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne.

Berigii hayaanka koonfureed uu bilowday bartamihii qarnigii 18aad, wuxuu Mareexaan gaaray ilaa Webiga Tana ee dhaca gobolka Waqooyi Bari ee dhulka Soomaalida Kiinya. Gumeystayaashii Yurub waxay qariiradahooda ku muujisteen dhulka Jubbaland ilaa soohdlinta Shabeele in Mareexaan deganaa.[4]

Dhanka buuralayda Itoobiya waxaa Mareexaan uu gacansaar iyo gaashaanbuur la lahaa Fardoolayda Geri iyaga oo si wada jir ah Jigjiga iyo Kufaa awood balaaran ku yeeshay. Taariikhda waxaa intaas dheer oo ay xusaysaa in xukunkii dhulkaan uu in badan gacanta ugu jiray Mareexaan.[5]


Mayrax[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Marka loo eego qoraalo tixraac leh, ereyga 'Myrrh' inuu ka yimid ama laga soo dhiraandhiriyay Mareexaan ayaa suurtogal ah (Murryhan - Mareexaan): Tarjumaad jirta oo Ingiriis ah

"On the hills and uplands the prevailing forms are gum-yielding acacias, mimosas, euphorbias, and the aromatic growths from which are obtained by the frankincense and myrrh of commerce, and for which the region, like the opposite coast of Arabia, has always been famous. Some authorities have even derived the word myrrh itself from the Marehan (properly Murreyhan) tribe, in whose territory it is obtained in the greatest perfection."[6]

Lafaha Qabiilka Mareexaan iyo Soomaali[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Maadama Soomaalida aysan horay u ahayn ummad raad qoraal ka tagta, dhismaha qabiilka iyo lafaha mas sugna oo cidi kitaab kuma mari karto ha yeesheen aqoon afeed ayaa la iskugu soo gudbiyay jiil ilaa jiil. Jilbaha laga soo minguuriyay buug Bangiga Aduunka ayaa sidan u dhigay; World Bank's Conflict in Somalia: Drivers and Dynamics from 2005 and the United Kingdom's Home Office publication, Somalia Assessment 2001.[7][8]

  • Darod (Daarood)
    • Mareexaaan
      • Red Dini
      • Rer Hassan
      • Eli Dheere
    • Kabalah

Gobollada Dhexe iyo kuwa koonfureed, buuga Bangiga Aduunka wuxuu qorayaa sidan iyo qabiilada Soomaaliyeed:[9]

  • Daarood
    • Kablalah
      • Koobe
      • Kumade
    • Isse
    • Sade
      • Mareexaan
      • Facaye
    • Ortoble
    • Leelkase (Lelkase)

In Puntland the World Bank shows the following:[10]

  • Darod
    • Mareexaan
    • Awrtable
    • Lelkase

Ururada Siyaasadeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dadka Caanka ah ee Mareexaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Maxamed Siyaad Barre, the Head of State of Somalia from 1969 to 1991.
  • Nur ibn Mujahid, second Conqueror of Ethiopia and the Patron Saint of Harar
  • Ali Shire Warsame, MP (SYL) of DhusaMareb in the 1960s and a famed businessman.
  • Ahmed Abdullahi Gulleid, columnist, writer, and researcher
  • Barre Adan Shire Hiiraale, military stategist, JVA Leader, Defence Minister (2006–2007)
  • Ahmed Farah Ali 'Idaja', one of the first Somali language writers and "father" of the Somali written folklore
  • Fatimo Isaak Bihi, first Somali female ambassador, Ambassador to Geneva, Director of the African Department of the Ministry of Foreign Affairs
  • Ahmed Gooyte :amandulihi cidamadi ahmed gurey. he was living around 1470s to 1522.
  • Abdulrahman Jama Barre, Somali Foreign Minister and close relative of Siad Barre
  • Aden Ibrahim Aw Hirsi Author, Politician - the Governor of Gedo region 2006- 2008.
  • Ahmed Mohamed Hassan, member of the Pan-African Parliament from Djibouti
  • Shire Jama Ahmed, inventor of the Somali script
  • Ali Matan Hashi, first Somali pilot, Commander of Somali Air Force 1959-1978, Minister of Justice, Minister of Health
  • Hussein Shuqul, head of "Jaalle Siyaad" National Military College
  • Warsame Indhoole, director of the Somali Developmental Crash Program, oversaw the successful Somali literacy campaign
  • Ahmed Warsame, head of the Somali Military Academy
  • Mohamud Hashi Abdi Hoosh, Jubba Regional Army Command 1980-1991
  • Mohammed Sheikh Adden, premier Somali intellectual and former head of Somali Technological Development, Minister of Information, Minister of Education, Head of the Ideology Bureau SRRC
  • Mohamed Mohamud Jango'an, Somali interior minister
  • Abdi Shire Warsame, former Somali Ambassador to Kenya and China and Former Foreign Affairs State minister in Transitional National Government
  • Abdullahi Ali Kooshin, former mayor of Buuloburde, Gaalkaacyo, Kismaayo and former Governor of Hiiraan
  • Adan-Dinix, prominent poet and leader
  • Gen. Omar haji Massale, Head Commander of Somali Military Forces 1960-1991
  • faarax cabdi cismaan:Qoraa
  • (Ahmed Maxamed Samatar): Xildibaanki hore ee Dowlaadi kumelgarka Abdulahi yusuf 2004-2010
  • Farax Hassan Maxamud Farax 'Baari', he died in 1966

References[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Cerulli, Enrico. Texts of the consuetudinary law of the Marrehan Somali, pp 26-27Template:Verify source
  2. 2.0 2.1 2.2 2.3 2.4 2.5 Cerulli, Enrico. Texts of the consuetudinary law of the Marrehan Somali, pp 14-16Template:Verify source
  3. Jerónimo Lobo, The Itinerário of Jerónimo Lobo, tarjumaadii Donald M. Lockhart (London: Hakluyt Society, 1984), pp. 59,66
  4. Encyclopedia of Religion and Ethics, Part 12 by James Hastings, ISBN 0-7661-3687-6
  5. Richard Pankhurst, An Introduction to the Economic History of Ethiopia, from Early Times to 1800
  6. Encyclopedia: The Earth and Its Inhabitants: The Universal Geography
  7. Worldbank, Conflict in Somalia: Drivers and Dynamics, January 2005, Appendix 2, Lineage Charts, p.55 Figure A-1
  8. Country Information and Policy Unit, Home Office, Great Britain, Somalia Assessment 2001, Annex B: Somali Clan Structure, p. 43
  9. Worldbank, Conflict in Somalia: Drivers and Dynamics, January 2005, Appendix 2, Lineage Charts, p.56 Figure A-2
  10. Worldbank, Conflict in Somalia: Drivers and Dynamics, January 2005, Appendix 2, Lineage Charts, p.57 Figure A-3