Jump to content

Heesaa (shaqo)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Shiime)
Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan Fanaanka. Qoraalo kale fiiri fanka Soomaalida, fanaan Soomaali, suugaan, hees.
Boga "heesaa" iyo "fanaanad" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Fanaan

Heesaa ama Hoobal ama Fanaan (Af Ingiriis : singer; Af Carabi: غناء) waa heesaa, jilaa, iyo qof codka xiliga hirwada yaqaan. Fanaanka waxaa badanaa loogu yeeraa, qof xirfaddiisa shaqo heesaha iyo muusikada tahay. Haweeneyda waxaa loogu yeeraa "fanaanad", ninkana "fanaan". Guud ahaan, fanaanku waa qofka ku codeeya hees, gabay, geeraar, tix, iyo tiraab. Waxaa jira shakhsiyaad gaar ah oo leh xirfad ka baxsan heesida, sida dadka halabuurka leh (abwaan), majaajilada fiican leh, ciyaarta qoob-ka-ciyaarka yaqaana (dance), ama garaaci kara qalabka muusiga (sida kabanka, durbaanka, turunboda iwm).

Fanaaniinta Soomaaliyeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah:

Hogaanka Bahda Fanka Soomaaliyeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta Soomaaliya, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.
File:Xareedo.jpg
Fanaanka Xareedo Ismaaciil Duniyo.

Bahda fanka ku luuqaysa iyo ku heesta luuqada af-Soomaaliga aad ayay u badan, kuwaasi oo ka soo baxay meelo kala duwan iyo wakhtiyo kala duwan. Sidoo kale, maanta waxaa jira tiro aad u badan oo fanaaniin ah oo ku nool dhamaan qaaradaha dunida, kuwaasi oo soo saara heeso cusub iyo kuwo la cusboonaysiinayoba. Jadwalka hoos ku qoran waxaanu ku soo bandhigeynaa qaar ka mid ah fanaaniinta sida fiican looga yaqaano dalka gudahiisa iyo dibadiisaba.

  1. Xareedo ismaaciil duniyo fanaanad qaran hooyadii fanka ilaahy naxariistii janno haka waraabiyee , waxay ahayd fanaanad loogu soo hirto hidaha fanka iyo hanuuniyaha bulshada run u sheega madaxda dalka, waxay kale oo ay ahyd fanaanad ku sifowday waddaniyada iyada iyo AUN Saynab xaaji ali baxsan.
    Fanaaniinta Soomaaliyeed
    Magaca Kooxda Wakhtiga Fanka Sawirka Faalo Kooban
    Cabdi Deeqsi Warfa (Cabdi Sinimo)
    Maxamed Saleebaan Tubeec Hobolada Waaberi 1967dii ilaa 2010kii
    File:Tubeec.jpg
    Boqorka Codka
    Xaliima Khaliif Magool Hobolada Waaberi 1969kii ilaa 1993dii
    File:Magool.jpg
    Boqorada Codka
    Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) Hobolada Waaberi 1974tii ilaa maanta
    Hooyada Fanka
    Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) Hobolada Waaberi 1971dii ilaa maanta
    File:Cabdi-Tahliil.jpg
    Cod Wanaagsane
    Maxamed Nuur Giriig Hobolada Waaberi 1970kii ilaa
    Qamar Maxamed Xuseen Hobolada Waaberi 1980kii ilaa 1994tii Gabadha Fanka
    Saalax Qaasim Hobolada Waaberi Aabaha Fanka
    Khadra Daahir Cige Hobolada Waaberi 1978kii ilaa hada
    Boqorada Fanka
    Saado Cali Warsame Hobolada Waaberi 1979kii ilaa hada
    Cabdi Nuur Alaale hobolada Jabuuti
    • Fanaanka ugu heesaha badan
    Maxamed Mooge Hobolada Waaberi 1971dii ilaa 1988dii Madaalaha Fanka
    Xasan Aaden Samatar Hobolada Waaberi
    File:Xasan adan.jpeg
    • Libaaxa Fanka
    • Fanaanka labaad ee ugu heesa badan
    Axmed Mooge Liibaan Hobolada Waaberi 1973dii ilaa 1991dii
    Maxamed Mooge Liibaan Hobolada Waaberi 1962dii ilaa 1980dii
    C.Qadir Macalin Jubba kooxda Waaberi 1979kii ilaa maanta
    File:Jubba11.jpg
    Yarka Sanadka
    Cumar Dhuule kooxda Ileys 1972kii ilaa 1998dii
    Sahra Axmed kooxda Ileys/Hobolada Waaberi 1978dii ilaa 2004tii Quruxda Fanka
    Faadumo Cabdilahi Maandeeq
    Cabdule Yusuf Hanuuniye Hobolada Waaberi Ma daalaha Waaberi
    Cumar Shooli
    Axmed Naaji Sacad
    Axmed Nuur Jaangow
    Siciid Harawo
    Axmed Yaasiin Digfeer
    Shimaali Axmed Shimaali kooxda Dalmar/Kooxda Ileys 1982dii ilaa maanta Jeceeyloowga Fanka
    Maxamed Xasan Lafoole
    Cumar Dhuule Cali
    Aamina Cabdilahi Xirsi
    Kinsi Xaaji Aadan
    Saalax Qaasim Naaji
    Cawaale Aadan 2005tii ilaa maanta Xidigga Fanka

Qoraalo La Mid Ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]