Saldanadii Cadal

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
saldanadii cadal

Saldanadii Cadal waxay ahaayeen boqortooyo xukumi jirtay gobolka awdal iyo qebo badan oo ka mid dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. waxeyna ka mid ahaayeen boqortooyada ugu taariikhda dheeraa uguna awooda weynaa dalka Somalia. cadal ama adal waxa lagu xasuustaa dagaalo waaweyn oo ay inta badan la galeen ethiopia