Bloomington, Minnesota
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Bloomington)
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota, Maraykanka.
Bloomington, Minnesota | |
---|---|
Haalka Caasimada sanadkii 2006 | |
Meesha Bloomington kutaalo ee Hennepin County, Minnesota | |
Wadanka | Maraykanka |
Gobolka | Minnesota |
County | Hennepin |
La dhisay | 1843 |
Dowlada | 1858 |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | Gene Winstead |
Area | 99.51 km2 (38.42 sq mi) |
• Land | 89.82 km2 (34.68 sq mi) |
• Water | 9.69 km2 (3.74 sq mi) 9.73% |
Joogga | 252 m (827 ft) |
Tirada dadka (2010) | |
• Caasimad | 82,893 |
• Estimate (2014)[1] | 86,314 |
• Rank | US: 370aad |
• Cufnaanta dadka | 922.9/km2 (2,390.2/sq mi) |
• Metro | 3,495,176 (US: 16aad) |
Aag saacadeed | UTC-6 (Wakhtiga Badhtamaha Maraykanka) |
• Xagaa (DST) | UTC-5 (WBM) |
ZIP kodhe | 55420, 55425, 55431, 55435, 55437, 55438 |
Furaha | Area code 952 |
FIPS code | 27-06616 |
Astaanta GNIS | 0640278[2] |
Website | City of Bloomington, MN |
Buluumington, Bloomington waa magaalo ku taala gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka, taasi oo ka tirsan degamada Hennepin County, Minnesota ee badhtamaha Minnesota. Magaalada Bloomington waxay dhacdaa koonfurta caasimada Minneapolis, galbeedka magaalada Saint Paul; waxayna ka mid tahay metropolitanka la isu yidhaahdo Minneapolis-Bloomington-St. Paul ee ugu shacabka badan gobolka Minnesota. Magaalada Bloomington waxay leedahay shacab dhan 86,314 sida lagu sheegay tiro koob dowlada Maraykanku sameysay sanadkii 2010ka.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Muuqaalka Magaalada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Magaalooyinka Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Gobolada Maraykanka | |
---|---|
Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 30, 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . United States Geological Survey. 2007-10-25 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay 2008-01-31. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)