Bloomington, Minnesota

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota, Maraykanka.
Bloomington, Minnesota
Haalka Caasimada sanadkii 2006
Bloomington, Minnesota is located in Earth
Bloomington, Minnesota
Bloomington, Minnesota
Meesha Bloomington
kutaalo ee Hennepin County, Minnesota
Wadanka Maraykanka
Gobolka Minnesota
County Hennepin
La dhisay 1843
Dowlada 1858
Dowlada
 • Duqa-magaalada Gene Winstead
Area
99.51 km2 (38.42 sq mi)
 • Land 89.82 km2 (34.68 sq mi)
 • Water 9.69 km2 (3.74 sq mi)  9.73%
Joogga
252 m (827 ft)
Tirada dadka
 • Caasimad 82,893
 • Estimate 
(2014)[1]
86,314
 • Rank US: 370aad
 • Cufnaanta dadka 922.9/km2 (2,390.2/sq mi)
 • Metro
3,495,176 (US: 16aad)
Aag saacadeed UTC-6 (Wakhtiga Badhtamaha Maraykanka)
 • Xagaa (DST) UTC-5 (WBM)
ZIP kodhe
55420, 55425, 55431, 55435, 55437, 55438
Furaha Area code 952
FIPS code 27-06616
Astaanta GNIS 0640278[2]
Website City of Bloomington, MN

Buluumington, Bloomington waa magaalo ku taala gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka, taasi oo ka tirsan degamada Hennepin County, Minnesota ee badhtamaha Minnesota. Magaalada Bloomington waxay dhacdaa koonfurta caasimada Minneapolis, galbeedka magaalada Saint Paul; waxayna ka mid tahay metropolitanka la isu yidhaahdo Minneapolis-Bloomington-St. Paul ee ugu shacabka badan gobolka Minnesota. Magaalada Bloomington waxay leedahay shacab dhan 86,314 sida lagu sheegay tiro koob dowlada Maraykanku sameysay sanadkii 2010ka.

Taariikhda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka Magaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka duleedka magaalada Bloomington, Minnesota
Bloomington IKEA

Magaalooyinka Maraykanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 30, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . United States Geological Survey. 2007-10-25 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay 2008-01-31.  Maqan ama ebar |title= (caawin)