Gobolada Somaliland
| Regions of Somaliland (Af-Ingiriisi) Gobollada Somaliland (Somali) مناطق صوماليلاند (Af-Carabi) | |
|---|---|
| Qeybta | Jamhuuriyadda midaysan |
| Wadanka | Jamhuuriyadda Somaliland |
| Abuuray | 2009 |
| Tirada | 6 Gobol (as of 2011) |
| Bulshada | 327,428 (Sool) — 1,242,003 (Maroodi Jeex) (2014 estimates) |
| Areas | Lama yaqaan |
| Maamulka Sare | Maamulka gobolkadda |
| Maamulka hoose | Degmo |
|
Gobolada Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Regions of Somaliland) waa gobolada dowliga ah ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, dowlada Somaliland oo ku dhawaaqdey madaxbanaanideeda sanadkii 1991kii ayaa waxay ka koobnayd shan gobol tan iyo wakhtiyadii dowladii Maxamed Siyaad Barre. Si kastaba ha ahaatee, waxaa dowladu ku dhawaaqdey lix gobol oo cusub kuwaasi oo ka dhex samaysmay shantii gobol ee loo yaqaaney Waqooyiga Soomaaliya.[1]
Warbixin

Gobolada somaliland intii u dhaxaysa 22 maarso ilaa 22 may, 2008, waxa uu madaxwaynihii horore ee Somaliland magacaabay gobolo cusub oo lagu daray goboladii hore ee lixda ahaa taas oo kadhigatay gobolada somaliland 13 gobol, gobolda cusub ee kuwii hore lagu daray waxa ay yihiin. 2011 ila 2015 Gobolada Somaliland waxay noqdeen 6 gobol kuwas oo ah Awdal, Maroodi Jeex, Sool, Saaxil iyo Sanaag
Sharaxaad
Tan ilaa horaantii qarniga 21aad waxaa muran uu ka dhex taagnaa gobolada Somaliland ee Sool, Sanaag iyo degmadda Buuhoodle ee gobolka Togdheer kuwaasi oo ay sheegty maamulka Puntland ee Soomaaliya.[2] Intakasto oo ay Somaliland boqolkiba 90% xukumto.
Taariikh
Intii u dhexaysay Maarso 22 iyo Maay 15, 2008, ayaa madaxweynihii wakhtigaas talada hayay Daahir Rayaale Kaahin ku dhawaaqay samaynta lix gobol oo cusub oo laga dhex sameeyay kuwii horay u jiray. Waxyar ka dib, markey taariikhdu ahayd Maay 15, 2008, ayaa madaxweyne Daahir Riyaale Kahin mar labaad ku dhawaaqay gobol cusub oo loogu magacdaray Hawd kaasi oo noqdey gobolka 13aad ee dowladaas.[3]
Gobolada
| # | Gobol | Magaalo Madax | |
|---|---|---|---|
| 1 | Awdal | Boorama | |
| 2 | Maroodi Jeex | Hargeysa | |
| 3 | Saaxil | Berbera | |
| 4 | Togdheer | Burco | |
| 5 | Sanaag | Ceerigaabo | |
| 6 | Sool | Laascaanood | |
Sidoo kale fiiri
Linkiyo kale
Tixraac
- ↑ "Somalia: Parliament Votes to Attend Conference in London". Garowe Online. 02-05-2012. Retrieved 20 July 2012.
{{cite web}}: Check date values in:|date=(help) - ↑ https://web.archive.org/web/20120528122058/http://wardheernews.com/Articles_2010/June/Buh/29_Somaliland_recognition_%26_the_HBM-SSC_Factor.html. Archived from the original on 2012-05-28. Retrieved 2021-08-09.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Madaxweynaha oo Gobol Cusub U Magacaabay Baligubadle". Archived from the original on 7 December 2008. Retrieved 8 August 2016.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help)
| Gobolada Somaliland | |
|---|---|
| Awdal | Maroodi Jeex | Togdheer | Saaxil | |