Jump to content

Portal:Turkiga

Ka Wikipedia

iyolink=
Türkiye Portalına Hoş Geldiniz - Ku soo dhawoow Turkiga!

Turkiga Af Turki : Türkiye Waxaa sida rasmiga ahaan loo yaqaan Jamhuuriyadda Turkiga Af Turki : Türkiye Cumhuriyeti ku saabsan galkaan dhageyso waa dal ku yaal Bariga Dhexe. Xuduudna woqooyiga kala leh Badda Madow iyo Joorjiya dhanka barina Armeeniya iyo Iiraan dhanka koofureedna Ciraaq iyo Suuriya iyo Bada Midatareeniyanka sidoo kale xuduud badeed la leh Qubrus dhanka galbeed Badda Aajen iyo Giriig iyo Bulgaariya. waana xubin ka mid ah Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Badda Madow.

Turkiga dal cilmaani dimoqraadi ah, xuduudihiisa, Jamhuuriyad dastuuri ah lehna dhaqan iyo ilabaxnimo fog. Turkiga waxa uu noqday mid meel weliba ka dhisan una sii dhawaanaya reer galbeedka asigoo ka mid ah ururro badan sida Golaha Yurub iyo Gaashaanbuurta NATO, Ururka Iskaashiga Horumarka Dhaqaale, Ururka Ammaanka iyo Iskaashiga Yurub iyo xitaa Kooxda Labaatanka (dhaqaalayoowga ugu badan adduunka). Turkiga wuxuu bilaabay wadahadalo ku saabsan ka mid ahaanshaha xunin joogta ah Midowga Yurub, sanaddii 2005 iyadoo la ogyahay in uu ka mid ahaa Suuqa ka dhaxeeya Yurub laga soo bilaabo sanadihii 1963, sanaddii 1995, waxaa la isku afgartay heshiis midowga canshuuraha. Turkiga waxa uu xoojiyay sidoo kale xiriirka Dhaqanka, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Warshadaha ee Bariga Dhexe, dawladaha turkiga ee Aasiyada Dhexe iyo dalalka Afrika asiga oo ka mid ah ururada sida Golaha Turkiga, iyo maamulka midaysan ee fanka iyo dhaqanka Turkiga, iyo Ururka Iskaashiga Islaamka iyo Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha. Barta uu ku yaal Turkiga waa meel kala bayr u ah Yurub iyo Aasiya kaasoo ka dhigay dal muhim u ah iyo Joyoistaraatiijig. Barta uu turkiga ku yaal ee istaraatiijiga, iyo dhaqaale iyo awood weyn oo ciidan ah, waxa uu ka dhiganyahay awood goboleed weyn.

Waxaa ku yaal gacanka Boosfoor iyo Dardaniil iyo Badda Marmara - kaasoo kuu gudbinaya Badda madow Badda Aajen oo xiriirisa Aasiya iyo Yurub - kulkiisa taasoo ka dhigaysa Turkigu in uu yahay Istaraatiiji saameeye dalalka dhaca Badda Madow. Turkiga wuxuu ahaa xarunta xukunka dawladdii cusmaaniyiinta ilaa sanadkii 1922C.D ilaa laga aasaaso Jamhuuriyadda Turkiga sanaddii 1923 gacantii Mustafa Kemal Atatürk.

Qof ka mid ah Turkiga bedel

Rajab Dayib Erdogaan (af turki: Recep Tayyip Erdoğan) (Wuxuu dhashay 26 Febraayo 1954 -), waa Madaxweynaha Turkiga laga soo bilaabo 28 Agoosto. 2014 iyo raysulwasaaraha Turkiga laga soo bilaabo Maarso 2003 ilaa Agoosto 2014 ،waana xubin ka mid ah Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta kaasoo leh aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka Turkiga. Horana wuxuu u soo noqday duqa magaalada Istanbuul intii u dhexeeysay 1994 ilaa 1998. waana mid ka mid ah masuuliyiinta ugu muhiimsan dunida Islaamka.


Dheeraad Faahfaahin...

Magaalo Turki bedel

{{{comment}}}
Ankara (Ancyra waa caasimad iyo magaalo-madaxda dalka Jamhuuriyada Turkiga. Caasimaddaan waxaa ku dhaqan dad gaaraya 4,587,558 (2014) iyo 5,150,072 oo ku dhaqan Gobolka Ankara (2015), waxaa qabsaday mangooliyiintii ilaa waxaa kala sii wareegay dawladdii cusmaaniyiinta qarnigii 14aad, Mustafa kamaal ataturk ayaa u bedelay caasimadda turkiga 1923.
 

Sawirro Turkiga Ah bedel

Masjid iyo Machad.
dheeraad

Maqaal Turkiga bedel

Astaanta xisbiga
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta (af turki: Adalet ve Kalkınma Partisi) Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta, Waa xisbiga talada dalka Turkiga haya waxaana aasaasay madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Xisbigaan waxaa lagu maamuusaa in uu dalkaas horhmar baaxad leh, xasilooni siyaasadeed iyo iskufilaansho dhaqan-dhaqaale gaarsiiyay, waana midda sababtay in ay sare u kacdo kalsoonida dadku ku qabaan dawladdooda uguna guuleysteen 11 doorashooyin shacbi ah oo isugu jira; doorasho Madaxeed, Dawladaha-hoose, si dastuuri iyo Baarlamaani ah.

Waxaa hadda guddoomiye ka ah Xisbiga Ra'isulwasaaraha Binali Yıldırım.


Dheeraad Faahfaahin...
bedel
 

Ku Saabsan Turkiga bedel

Taariikhda Turkiga


{{{text-align}}}

Siyaasadda Turkiga


{{{text-align}}}

Liis ku saabsan Turkiga


Portal:Turkiga/Liis ku saabsan

{{{text-align}}}

Taariikh nololeed


Ma jiraan wax laamaha qaybaha ah
{{{text-align}}}

Juqraafiga Turkiga


{{{text-align}}}

Dhaqanka iyo Cayaaraha Turkiga


Portal:Portal/Dhaqanka

{{{text-align}}}

Dhaqaalaha Turkiga


Portal:Turkiga/Dhaqaalaha

{{{text-align}}}

Qabyo Turkiga


Portal:Turkiga/Qabyo

bedel
 

Tusmooyin bedel

Turkiga Mashaariic Bahwadaag bedel