Dhulbahante

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dhulbante waa qabiil kamida qabaailka soomaaliyeed ee dega mamul goboleedka Khatumo state, Waxayna kasoojeedaan beel waynta daarood , dhulbahante waxa uu dagaa gobolada sool , sanaag , cayn . dhulbahante waxa uu kamid yahay beelaha waawayn ee argtida kadhiibta arimaha Soomaaliya iyagoo halgankii xornimo doonka gacan wayn kagaystay . dhulbahante oo loogu yeero daraawiishta sababtuna ay tahay waxay kamid ahaayee dadkii aas aasay oo hir galiyey dawladii islaamiga ahyd oo kadhisnayd gobolada SSC taasoo ay soomalida ugu yeeraan daraawiishta .

dhulbahante oo ay soomareen dad sumcad kuleh saaxada soomaaliyeed oo ay kamid yihiin ,

Ismaaciil mire ------ oo ahaa gabayaa aad caan u ah oo gabyo badan tiriyey isagoo gabaydiisii lagu dhigto jaamacadaha aduunka sida jaamacada yeel iyo harved ee maraykanka , wuxuuna hogaamiya labaad ee daraawiishta oo kuxigay sayid cabdulle xasan .aqnayn garaad cabdiqani garaad jaamac oo isagu kamid ahaa raggi dhaliilay dawladdii kacaanka ee kudhawaaqay SNM ..

Cali dhuux aadn gorayo oo isagu ahaa ninkii aad wada garanayseen ee bilaabay silsiladihii maansooyin ee soomaalidu kucaan baxday sida , GUBA , RAYAD iyo kuwo kaloo badan oo u ka mid yahay Xiine xiireey iyo Jamac kadiye cilmi sido kale waxan marna aan la iloobay abwan hees badan samey sanadii ug dabeysa waa Mahmed deeq Alfa

Dhanka fananiinta wax ka mid Saado cali warsame ,jamac dhoodi ( jamac yare )Ayaan taleex ,ifrah aragsan oo la dhalatay Ayaan taleex Kiin jamac (waa jamac yare eedasiis)

Sidiq el idle ,abdirisaq dhagcade , siciido shiino , Abdiholland ,

waxaa isna meesha aan kamaqnayn

cabdi bile cabdi ---- orodyahankii soomaliyeed oo biladii ugu horaysay soomali u qaada tartankii kadhacay magaalada roma caasimada dalka italy.

ahmed sulaymaan cabdalla { dafle } ----- oo kamid ahaa shantii golaha sare ee jumhuuriyada Soomaaliya ee madaxwaynaha ka ahaa marxuun jaale.maxamed siyaad barre wuxuuna ka ahaa garabka midig ee madaxwaynaha . Ali khalif galaydh madaxweyn ku xigenkii dawladii carta ee madaxweyn u ka ah abdiqasim .

Waxaana kaloo oo Dhulbahante dagaa Degaano ay Ka mid Yihiin J/Hoose, Bay, Bakool