Honolulu, Hawaii

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan magaalo ku taala gasiirada Hawaii ee dalka Maraykanka. Degmada fiiri Degmada Honolulu
Honolulu, Hawaii
—  Caasimad iyo Degmo Isku Xidhan  —
Caasimada iyo Degmada Honolulu
Kor ilaa hoos, midig ila bidix: muuqaalka guud ee Farasmagaalka Honolulu, Dekeda Pearl Harbor ee ka baxsan Caasimada, sanabka Boqor Kamehameha I ee badhtamaha caasimada, Madaxa Luulka, biyofurka Xeebta Waikiki, iyo Honolulu Hale (Haalka Caasimada)

Flag

Seal
Magac loogu yeero: Xarunta isweydaarka Baasifiga
Gacanka Hooyga
HNL
Cananaska Weyn
Magaalo ("Magaalo" waxaa sida guud loo isticmaalaa naaneysta Honolulu, taasi oo micnahedu tahay in Honolulu tahay magaalada ugu weyn ee ku taala badweynta Baasifik.)
Janno
Halkudhig: Ha'okina'aheo No okina'O Honolulu (Sharafta Honolulu)[1]
Meesha ay kaga taalo Degmada Honolulu County iyo gobolka Hawaii
Dhacdaa: 21°18′N 157°49′W / 21.300°N 157.817°W / 21.300; -157.817Isuduwe: 21°18′N 157°49′W / 21.300°N 157.817°W / 21.300; -157.817
Wadanka  United States
Gobol Hawaii
Degmo Flag of Honolulu, Hawaii.svg Degmada Honolulu
Dowlada Hoose April 30, 1907[2]
Xukunka
 • Duqa-magaalada Kirk Caldwell (Xisbiga Dimuqraadiga)
 • Golaha Degmada Caasimada Honolulu
Baaxadda[3]
 • Caasimad 68.4 sq mi (177.2 km2)
 • Dhul 60.5 sq mi (156.7 km2)
 • Biyo 7.9 sq mi (20.5 km2)
Joogga100 ft.-300 ft. 19 ft (6 m)
Tirada dadka (2010)
 • Caasimad 390,738 (46aad)
 • Tiro Badnaan 5,574/sq mi (2,152.2/km2)
 • Magaalo 953,207
Magac uyeel Honolulan
Saacad Hawaiian (HST) (UTC−10)
Zip Kodh 96801-96850
Area code(s) Area kode 808
FIPS kode 15-17000
Astaanta GNIS 366212[4]
Website www.honolulu.gov

Honolulu (/nəˈll/ or /nəˈll/;[5][6] honoˈlulu) waa magaalo-madaxda iyo caasimada ugu shacabka badan ee gobolka Hawaii.[lower-alpha 1]

Sidoo kale, caasimadani waa fadhiga dowlada ee caasimada Honolulu ee Degmada Honolulu. Guud ahaan, gasiiradaha Hawaii waxay caan ku yihiin dalxiiska iyo tamashlaha, caasimada Honolulu oo ku taala jasiirada Owahu ayaa ah magaalada ugu weyn ee ugu horeeysa deegaan ahaan. Waxaa intaasi dheer, Caasimada Honolulu waa xarun Ciidanka Xooga dalka Maraykanka taasi ooy ku taalo Dekeda Pearl Harbour ee caanka ku ahayd duqayntii diyaaradaha ciidamada cirka ee wadanka Jabaan goortii lagu jirey Dagaalkii Labaad ee Aduunka. Deegaankani waa mid ka mid ah xarumaha milatari ee ugu wayn ciidamada Maraykanka, halkaasi ooy ku hayaan hub iyo ciidan aad u badan. Intaasi waxaa dheer, Caasimada Honolulu waa xarun ganacsi taasi oo kulmisa safarada galbeedka iyo bariga ee dhex mushaaxaya Badweynta Baasifik. Waxay ku caan baxdey soo dhawaynta, dalxiiska, hidaha iyo dhaqanka daka u dhashay Hawaii, cuntooyinka, madaalada, tumashada iyo tamashlaha.

Muuqaalka caasimada Honolulu

Honolulu waa meesha ugu fog ee galbeedka iyo koonfurta qaarada Ameerika iyo caasimadaha Maraykanka. In kastoo sida caadiga ah loogu yeedho kaliya Honolulu ama naaneysaha kale, dowlada Maraykanku waxay u aqoonsan tahay "Caasimada Honolulu" si looga sooco dhamaan waxyaabaha kale ee la xidhiidha magaca.[8] Caasimada Honolulu waa gasiirado leh ganacsi xoogan oo ku dhex yaala Badweynta Baasifik.

Bulshada ku dhaqan Caasimada iyo Degmada Honolulu gabi ahaan waa 390,738 qof (sida dowlada dhexe Maraykanku sheegtay tirokoob ay sameeysay sanadkii 2010ka),[9] halka shacabka marka lagu daro nawaaxigeeda ay noqoneyso ilaa 953,207.

Ereyga Honolulu micnahiisu waa "hooyga dekeda"[10] ama "dekeda degan" (calm port).[11] Inta la ogyahay waxaa lagu sheegaa magaca magaaladan inuu ka soo jeedo qabiilka Kou, ee deegaanka ku dhaqan.[12] Caasimada Honolulu waxay magaalo-madax u ahayd gasiiradaha Hawaii tan ilaa 1845kii goortaasi oo lagu soo daray maamulka wadanka Maraykanka.

Muuqaalka Honolulu[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Honolulu waterfront.JPG


Magaalooyinka Maraykanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Honolulu And Kapolei Share City Lights 2005, Honolulu, HI, USA: City and County of Honolulu|Honolulu County, Hawaii, November 29, 2005, retrieved June 30, 2012 
  2. "About the City, Official Website of the City and County of Honolulu". City and County of Honolulu. City and County of Honolulu. April 24, 2012. Retrieved April 24, 2012. 
  3. "Geographic Ientifiers: 2010 Demographic Profile Data (G001): Urban Honolulu CDP, Hawaii". U.S. Census Bureau, American Factfinder. Retrieved May 25, 2012. 
  4. Template:Cite gnis
  5. The Free Dictionary: Honolulu /nəˈll/
  6. Dictionary.com|Dictionary Reference: Honolulu /nəˈll/, (/nˈll/)
  7. US Census Bureau - Population Division. "Places Cartographic Boundary Files Descriptions and Metadata". Washington, DC, USA: U.S. Census Bureau. Retrieved July 14, 2012. Hawaii is the only state that has no incorporated places recognized by the U.S. Census Bureau. All places shown in the data products for Hawaii are CDPs. By agreement with the state of Hawaii, the U.S. Census Bureau does not show data separately for the city of Honolulu, which is coextensive with Honolulu County. 
  8. "2010 Census - Honolulu CCD Population". United States Census Bureau, Population Division. April 1, 2010. Retrieved May 21, 2013. 
  9. "Profile of General Population and Housing Characteristics: 2010 Demographic Profile Data (DP-1): Urban Honolulu CDP, Hawaii". U.S. Census Bureau, American Factfinder. Retrieved May 25, 2012. 
  10. "About the City". Honolulu.gov. Retrieved October 21, 2014. 
  11. "etymonline.com entry for Honolulu". Retrieved August 27, 2013. 
  12. "This Is Your City and County of Honolulu Government". honolulu.gov. Retrieved May 22, 2012. 


Cite error: <ref> tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/> tag was found, or a closing </ref> is missing